Home / 2019 (page 61)

Yearly Archives: 2019

Fernandinho oo dalab muddo kordhin ah ka helaya Man City

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay in Fernandinho u soo bandhigto qandaraas cusub oo ah in ciyaaryahanka khadka dhexe uu  qeyb ka sii ahaado kooxda. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil  ayaa wajahaya ...

Read More »

Dalalka ugu wanaagsan ammaanada oo xog laga soo saaray

Himilo – Daraasad lagu daabacay majalada Science ayaa qiimeyn ku sameysay heerka ammaanada ee dadweynaha ku dhawaad 40 dal oo caalamka ah sida lagu qoray mareegta Alaraby. Dalalka Carabta ayaa soo galay kaalmaha ugu hooseeya ee liiska sida Morroco, Imaaraadka ...

Read More »

Man United oo ugu danbeyn soo gaba gabayneysa xaaladda David de Gea

Himilo – Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa diyaar u ah inuu qalinka ku duugo heshiis uu ku qaadanayo 350 kun ginni isbuucii. 28 jirkan mustaqbalkiisa  Old Trafford ayaan caddeyn dhowr billoodba ka dib markii lagu eedeeyay inuu diiday ...

Read More »

Yaa ku guuleystay tartanka caalamiga ee xambaarista xaasaska?

Himilo -Lamaane u dhashay Lithuania ayaa ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee qaadista ama xambaarista xaasaska sida laga soo xigtay dadka qaban qaabiyay tartanka. Vytautas Kirkliauskas iyo xaaskiisa Neringa Kirkliauskiene ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad iyadoo ninka uu xambaarsanaa ...

Read More »

Liverpool oo wadahadal la furtay weeraryahan katirsan Lille

Himilo -Weeraryahanka Lille Nicolas Pepe ayaa wadahadalo la yeeshay Liverpool, sida laga soo xigtay madaxweynaha kooxda horyaalka Ligue 1 Gerard Lopez. Pepe oo 24 jir ah ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kooxda heysata Champions League ka dib markii uu ...

Read More »

Lakulan – Haweenayda korisa agoonta Shiinaha 40-kii sanno ee la soo dhaafay

Himilo -Kong Zhenlan oo ka soo jeeda gobalka Shanx ee dalka Shiinaha ayaa nolosheeda u hibeysay korriimada carruurta agoonta ah 40-kii sanno ee la soo dhaafay iyada oo hubinaysa inay heystaan cunto ku filan iyo adeeg waxbarasho. Inkastoo ay wajahaysay ...

Read More »

Inter Milan oo isha ku heysa xiddig katirsan Man United

Himilo -Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Nemanja Matic ayaa ah mid diiradda u saaran xagaagan suuqa kala iibsiga Inter Milan. Matic ayaa 87 kulan u saftay intii lagu jiray labadii sanno ee uu joogay Old Trafford, oo 63 ka ...

Read More »

Lamaane dib u cusbooneysiiyay guurkooda markii ay dhaafeen da’da 100-ka sanno

Himilo -Lamaane ku nool gobalka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa muujiyay sida ay dhab u tahay oraahda tilmaameysa in jaceylka uusan laheyn da’ kaddib markii ay cusbooneysiiyeen xiriirkooda. Sida uu baahiyay telefishinka CNN-ka, Van John Cook oo da’diisu tahay 100 ...

Read More »

Malaayiin jarmal ah ayaan awoodin iney iska bixiyaan qarashaadka safarka

Himilo -Xogo ay dabool qaadday hay’adda tirakoobka yurub ee magaceeda loo soo gaabiyo (Eurostat) ayaa lagu ogaaday in malaayiin ruux oo jarmalka u dhashay aysan awoodooda dhaqaale dhammeyn iney iska bixiyaan qarashaadka safar ee xilliyada fasax. Macluumaadka Eurostat, ayaa lagu ...

Read More »

Miyuu De Jong billado kula guuleysan doonaa Barcelona?

Himilo -Frenkie de Jong, ayaa rasmiyan usoo gaaray kooxda milkiyaddiisaba goor hore yeelatay ee Barcelona, isagoo aroornimadii saakay maray tijaabadii caafimaad. Imaatinkiisa Blaugrana, waxa ay uga dhigantahay xiddigii labaatanaad ee holandees  ah taariikhda Catalonia muddadii 45 sano aheyd ee lasoo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan