Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Adrien Rabiot ayaa diiday dalab uga yimid Manchester United isagoo ku biiraya Juventus ka hor xilli ciyaareedka 2019-20-ka. Rabiot wuxuu arkayaa qandaraaskiisa PSG oo dhacayo 30-ka June, sidaas darteed waxaa lagu heli ...
Read More »Yearly Archives: 2019
IDP-led social businesses win award for ideas developed under EU, UN and government led programme on displacement
Joint Press Release Tuesday 23 June, 2019. Himilo -Three IDP-led social enterprises have won awards for their ideas during a pitch event and start-up fair in Mogadishu, where they presented their business concepts to a panel of expert judges. The ...
Read More »Lakulan – Haweeneyda keliya ee xoolo dhaqato ka ah Poland
Himilo -Janina Rzebeka ayaa noqotay haweenaydii ugu horreysay dalka Poland ee la siiyo shahaado rasmi ah oo caddeynaysa inay tahay xoolo dhaqato xilli xirfadan ku badan yihiin ragga dalkaasi. Iyadoo ku nool buuraha billicsan ee Poland, Ms Janina ayaa dooneysa ...
Read More »Liverpool, Man Utd, PSG iyo Inter Milan? Nicolas Pepe oo xushay kooxda uu aadayo
Himilo -Xiddiga diiradda u saaran Liverpool iyo Manchester United Nicolas Pepe ayaa doonaya inuu ku biiro Paris St-Germain xagaagaan. Pepe oo ka mid ah xiddigaha ugu hadal heynt badan kubadda cagta Yurub kadib markii uu dhaliyay 23 gool 41 kulan ...
Read More »Everton oo noqotay kooxdii sideedaat ee dooneysa daafac Bristol ka tirsan
Himilo -Kaddib markii Newcastle United, Watford, Southampton, Burnley, Aston Villa, Brighton & Hove Albion iyo Leicester City ay dhamaantood xiiseynayeen todobaadkii la soo dhaafay xiddiga qadka dhexe ee Adam Webster. Wargayska The Sun ayaa sheegay in Everton ay sidoo kale ...
Read More »Maqal: Casharka Safiinatu Salaad ” Darsiga 8aad
Magaca haweenay Mareykan ah oo dood ka dhaliyay baraha bulshada
Himilo -Magaca haweenay u dhalatay Mareykanka ayaa dood ka dhaliyay baraha bulshada kaddib markii la guddoonsiiyay darajada cilmiyeed ee PhD-da sida laga soo xigtay warbaahinta Mareykanka. Haweenayda oo lagu magacaabo Marijuana Pepsi Vandyck ayaa ka baxday jaamacadda Cardinal Stritch University ...
Read More »Sommarøy: Jasiiradda Norway oo aysan dadkeeda xisaabsan doonin wakhtiga!
Himilo -Jasiiradda Sommarøy ee Norway ayaa dooneysa inay meel iska dhigto la socoshada saacadaha iyadoo ku dhawaaqaysa inay ka caagan tahay oo ay xur ka tahay wakhtiga. Dadka riixaya olo’laha ayaa sheegay in dad badan oo caalamka ku nool ay ...
Read More »Man United oo kalsooni ku qabta inay City kaga guulaysan karto Harry Maguire
Himilo -Manchester United ayaa go’aansatay inay ku garaacdo Manchester City tartanka loogu jiro saxiixa daafaca kooxda Leicester City Harry Maguire. Ole Gunnar Solskjaer ayaa weli rajeynaya inuu xoojiyo safkiisa xagaagan ka dib markii uu ku dhameystay kaalinta lixaad ee horyaalka ...
Read More »Rafa Benitez oo Newcastle ka tagaya Axadda soo aadan
Himilo – Tababaraha Newcastle United Rafa Benitez ayaa guda galaya Isbuuciisii ugu danbeeyay ee qandaraaskiisa Magpies isagoo aan weli saxiixin heshiis cusub. 59 jirkan ayaa qandaraaskiisu dhacayaa 30-ka Juun, waxa la hordhigay heshiis kordhin oo uu ka helayo madaxda sare ...
Read More »