Himilo FM- Inka badan 3.2 Milyan oo qofood ayaa salaada Taraawiixda ku tukaday masjidka Nabiga NNKH 15-kii maalmood ee ugu horreysay bisha Ramadaan sida laga soo xigtay maamulka Xarameynka. Maamulka masjidka ayaa xusay in 1.4 Milyan oo qofood ku tukadeen ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Real Madrid oo beddalka Ramos ka aragtay Anfield
Himilo FM –Daafaca dambeedka dhexe ee Liverpool Virgil van Dijk ayaa lagu soo waramayaa inuu ku jiro liiska xiddigaha Real Madrid haddii Sergio Ramos uu ka tago Bernabeu xagaaga suuqa kala iibsiga. Ramos ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsanayo ...
Read More »Arsenal oo indhaha ku heysa labo laacib oo ku sugan dalka Talyaaniga
Himilo FM –Arsenal ayaa dooneysa saxiixa labada ciyaaryahan ee Sampdoria Joachim Andersen iyo Dennis Praet. Unai Emery ayaa doonaya inuu xoojiyo xulkiisa daafaca islamarkaana uu daboolo booska Aaron Ramsey ka hor xilli ciyaareedka cusub, xiddigaha Serie A ayaana buuxinaya booskaas. ...
Read More »Pakistan: Marka aad guri dhisanayso waa inaad beertaa labo geed!
Himilo FM –Si looga shaqeeyo billicda deegaanka, maxkamadda sarre ee Lahore ayaa ku dhawaaqday inay waajib tahay in qofka uu ugu yaraan talaalo labo geed marka uu dhisanayo guri. Isaga oo akhrinayay warqad furan oo la xiriirta wasakhda deegaanka ayaa ...
Read More »Man United oo dooneysa saxiixa ciyaaryahan katirsan Everton
Himilo FM –Manchester United ayaa loo diiwaan galiyay inay xiisaynayso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Everton Idrissa Gueye xagaaga, sida ay sheegayaan wararka. Ole Gunnar Solskjaer waa inuu xoojiyaa xulkiisa khadka dhexe ka dib markii Marouane Fellaini iyo Ander Herrera ...
Read More »La kulan- Caruuska xafladda meherkiisa ku bixiyay $2 Milyan
Himilo FM – Suraj Gidwani waxa uu ka soo jeeda mid ka mid ah qoysaska ugu hantida badan India, waxa uu hadda ku jiraa todobada malabka! Xafladda arooskiisa saddex maalin ayay ka socotay xeeb loo dalxiis tago oo ku taala ...
Read More »Antonio Conte oo u sheegay Inter inay la soo saxiixdaan Victor Moses
Himilo FM –Antonio Conte ayaa doonaya in uu la soo saxiixdo daafaca Chelsea Victor Moses oo ah mid ka mid ah ciyaartoyda uu muhiimada ugu horreysa siinayo marka uu noqdo macallinka cusub ee Inter Milan. Talyaaniga ayaa la filayaa inuu ...
Read More »Maxay dadweynaha Maksiko u iibsadaan taleefano been abuur ah?
Himilo FM –Falalka tuugada hubeysan ayaa wax caadi ah ka noqday magaalada Mexico City ee dalka Maksiko, sidaa darteed waxay dadka bilaabeen inay iibsadaan taleefano been abuur ah oo ay ku wareejinayaan tuugada markay u gacan galaan. Magaalada caasimadda ah ...
Read More »Leeds United oo iibka da’yar kamid ah ka macaashaysa £ 10m
Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa u dhaqaaqday Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Leeds United Jack Clarke oo ay ku dooneyso 10 Milyan oo Ginni sida laga soo xigtay Daily Mail. 18 jirkan ayaa isha ku haya heer ciyaareedkiisa xilli ciyaareedkan ka ...
Read More »Liverpool iyo Bournemouth oo wada doonaya laacib katirsan Leeds United
Himilo FM – Daafaca biddix ee kooxda Leeds United Leif Davis ayaa si lama filaan ah bartilmaameed ugu noqday Liverpool, sida ay qortay The Sun. Kooxda Whites ayaa kala soo saxiixatay Davis Morecambe xagaagii lasoo dhaafay , waxa uuna bilaabay ...
Read More »