Himilo FM –Arsenal ayaa diyaar u ah inay u soo bandhigto Calum Chambers ,Reiss Nelson iyo lacag caddaan ah si ay ula soo saxiixdaan xiddiga Crystal Palace Wilfried Zaha. Gunners ayaa isha ku heysa inay weerarkeeda ku darto xiddigo cusub, ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Sawirro laga qaaday Makka 1888-kii oo lagu iibiyay xaraash
Himilo FM –Sawirro mar la arag ah oo laga qaaday Makka ayaa lagu iibiyay xaraash lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Sida laga soo xigtay wargeyska Daily Mail, sawirrada ayaa la qaaday sannadkii 1888-kii iyadoo lagu iibiyay lacag dhan ...
Read More »Tottenham oo isku diyaarineysa saxiixa weeraryahan katirsan Roma
Himilo FM –Xidiga Roma Nicolo Zaniolo ayaa bartilmaameed u ah kooxda Tottenham, sida ay qortay jariirada The Mirror. Mauricio Pochettino ayaa doonaya inuu kooxdiisa dib u habayn ku sameeyo dhowr ciyaaryahan oo da ‘yar ah ayuu doonayaa xagaaga oo uu ...
Read More »La kulan – Qaariga dusha ka qeybsan Qur’anka oo Sanbab qura ka neefsada
Himilo FM – Dhageysiga codkiisa macaan oo uu ku aqrinayo Qur’anka, wuxuu kaa ridayaa qamandhacada ku saaran. Isaga oo ku nool hal sanbab oo u fiyow oo kaliya, Nader Mahmud, oo 21 jir ah, wuxuu dalkiisa Lubnaan ku metelayaa tartanka ...
Read More »Everton oo qorsheynaysa inay la soo wareegto weeraryahan
Himilo FM – ayaa damaceedu yahay inay 35 milyan oo ginni ku dalbato weeraryahanka Cherries Callum Wilson, sida laga soo xigtay The Sun. Wilson ayaa dhaliyay 14 gool, waxaana uu cawiyay 10 gool 30 kulan oo Premier League ah oo ...
Read More »GRUMPY: Bisadii ku caan baxday waji macbuusnimada oo naf baxday
Himilo FM –Bisadda ugu caansan shabakadda Internet-ka oo ku caan baxday waji macbuusnimada ayaa lagu soo waramayaa inay naf baxday. Bisadan oo 7 jir ah islamarkaana magaceeda dhabta ah uu yahay Tradar Sauce ayaa kamid ah xayawaanada rabaayada laga dhigto ...
Read More »Austria oo gabdhaha muslimiinta ka mamnuuceysa inay xijaab u qaataan iskuulada
Himilo FM – Austria ayaa ugu danbeyn shalay ansixisay hindisaha mamnuucaya in wejiga wax lagu soo xirto kaasi oo markii ugu horreysay ay soo saatay bishii October 2017. Golaha baarlamaanka ayaa meel mariyay hindisahan oo gabdhaha muslimiinta ka mamnuucaya inay ...
Read More »Atletico Madrid oo xiriir la sameysay Arsenal
Himilo FM –Atletico Madrid ayaa xiiseyneysa inay lasoo saxiixato weeraryahanka Arsenal Alexandre Lacazette xagaagaan. Diego Simeone ayaa bilaabay raadinta beddelka xiddiga Antoine Griezmann iyadoo xiddiga reer France uu ku dhaw yahay inuu ku biiro Barcelona. Griezmann ayaa Isbuucan ku dhawaaqay ...
Read More »Muslimiinta Mozambique oo wajahaya xaalado adag bishan Ramadaan
Himilo FM –Muslimiinta ku nool jasiiradda Ibo ee dalka Mozambique oo ay ku dhufatay duufaan xooggan ayaa ku nool xaalado adag iyagoo la hardamaya soonka xilli ay burbureen masaajida magaalada islamarkaana ay jirto cunto yari. Jasiiradda oo dhacda xeebta waqooyi ...
Read More »Loftus-Cheek oo laga yaabaa inuu seego finalka Europa League
Himilo FM –Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Ruben Loftus-Cheek ayaa laga yaabaa inuu seego finalka Europa League ka dib markii uu dhaawac anqowga ka soo gaaray intii ay socotay ciyaartii saaxiibtinimo ee USA. 23 jirkan ayaa anqowga biddix ka dhaawacmay ...
Read More »