Himilo FM – Ciyaaryahanka khadka dhexe Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa inuu dalbaday inuu xagaagan u wareegayo Real Madrid. Pogba ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ku biirayo Bernabeu tan iyo bilowgii 2019, halka dhawaanahan ...
Read More »Yearly Archives: 2019
La kulan- 45 jirka – Sameeyay waddo dhererkeedu yahay 1.5 km
Himilo FM – Sameynta jid waxaa Ku baxa qarash badan sidaa daraadeed in shaqsiyan loogu dhiirado ma badna balse 45 jir ku nool Kenya waxa uu keligii sameeyay waddo dhererkeedu yahay hal mile isagoo isticmaalaya qalab yar yar. Sida laga ...
Read More »Macmiil Shirkad ganacsi u dacweynaya 4 senti
Himilo FM – Nin u dhashay Shiinaha oo magaciisa lagu soo koobay Xiao, waxa uu dacwad maxkamadeed ka gudbiyay shirkad ganacsi kaddib markii uu sheegay inay ka khiyaameen lacag dhan 0.04 Yuan una dhiganta ($0.008). Mr Xiao waxa uu ka ...
Read More »Luis Felipe Vieira: “Benfica ma iibin doonaan Joao Felix.”
Madaxweynaha Benfica Luis Felipe Vieira ayaa u muuqda in uusan iibin doonin xiddiga Joao Felix marka uu furmo suuqa kala iibsiga xagaaga. Felix ayaa ka soo muuqatay saaxada suuqa ee Europe, xilli laacibkaan uu dhaliyey 16 gool iyo siddeed caawin ...
Read More »Sheekada ‘Angus Barberi’ oo aan waxba cunin 382 maalmood!
Himilo FM – Sheekooyinka cunna ka soomidda sannad wax ka badan waxay u eg tahay kuwo aan sal adag laheyn, balse kaydka joornaal caafimaad oo hore waxaa laga helay xaqiiqada nin aan waxba cunin 382 maalin! Xogtan waxaa la daabacay ...
Read More »Guardiola “ Ha muujiyaan ciyaaryahanada degganaan.”
Himilo FM–Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in ciyaaryahanada kooxda looga baahan yahay inay muujiyaan degganaan kaddib guushii City ka gaartay Man United. Goolal ka yimid Bernardo Silva iyo Leroy Sane ayaa siiyay kooxda City Fursadda ah inay ...
Read More »25 April – Maalinta caalamiga ee Duumada
Himilo FM– Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...
Read More »Arsenal oo beddelka Ramsey u dhaqaaqday
Himilo FM– Arsenal ayaa u dhaqaaqday khadka dhexe kooxda Sampdoria ee Dennis Praet si ay beddel ugu dhigaan xiddiga Aaron Ramsey, kaasi oo si bilaash ah ugu biiraya Juvemtus dhammaadka fasal ciyaareedkan. Gunners ayaa la filayaa inay soo qaadato khad ...
Read More »Man City oo baqdin ka muujisay bixitaanka Sane
Himilo FM– Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ka baqayso mustaqbalka Leroy Sane ee kooxda. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa Etihad Stadium kaga soo biiray Schalke xagaagii 2016. 129 kulan oo uu u saftay kooxda heysata horyaalka ...
Read More »Baaritaan: Shaqada carrabka kuma koobna keliya dareenka dhadhanka!
Himilo FM– Carrabka malaha keliya awood la xiriirta dareenka dhadhanka balse waxa uu leeyahay dareen wax urin ah sida lagu sheegay baaritaan cusub. Waxa xusid mudan in carrabka uu dareemayo dhadhanka cuntada haddii ay tahay macaan, dhannaan ama qaraar iyadoo ...
Read More »