Home / 2019 (page 88)

Yearly Archives: 2019

Nin naafoobay markii uu Internet isticmaalayay labo maalin

Himilo FM –42 jir ka soo jeeda Shenzen oo katirsan Shiinaha ayaa dhawaan la dhigay isbitaal iyadoo laga helay xannuunka faaliga ama Stroke-ga. Waxay tani ka danbeysay markii ninka uu muddo 50 saacadood ah isticmaalayay Internet. Sida uu muujiyay muuqaal ...

Read More »

Khaalid: Barbaarkii barakaca ahaa ee dib u celiyay $60,000

Himilo FM –Dalka Ciraaq ayaa si weyn loo boggaadiyay da’yar sameeyay ficil wanaagsan kaddib markii uu lacag badan oo uu helay u celiyay qoyskii lahaa. Sida laga soo xigtay qoraallo la dhigay baraha bulshada, qoys reer Ciraaq ah oo ka ...

Read More »

Juventus iyo PSG oo tartan la galaya kooxda Man Utd

Himilo FM –Manchester United ayaa kala kulmi doonto Juventus iyo Paris Saint-Germain tartan ku aadan ciyaaryahanka khadka dhexe ee Sporting Lisbon ee Bruno Fernandes. Red Devils ayaa la rumeysan yahay inay soo bandhigtay xiddiga reer Portugal kaasi oo qandaraaskiisa lagu ...

Read More »

Verratti “Haddii aan 10 jeer ciyaari laheyn sagaal waan garaaci lahaa Man Utd.”

Himilo FM –Xiddiga Paris Saint-Germain ee Marco Verratti ayaa rumeysan in guuldarradii kasoo gaartay Manchester United ay aheyd mid dhif ah isaga oo sheegay in sagaal jeer ay garaaci lahaayeen haddii ay 10 kulan ciyaari lahaayeen. Kaddib lugta koowaad ee ...

Read More »

Daraasad: Shukulaatada oo waxtar u leh dareenka maqalka

Himilo FM –Cunista shukulaatada ayaa ka saacidaysa dadka da’ dhexe ku jira ilaalinta dareenka maqalka iyo xannuunada qofka ku imaan kara marka uu gaaro da’ fog sida ay muujisay daraasad cusub. Baaritaanka oo lagu daabacay majalada Nutrients ayay seynisyahanada Koonfur ...

Read More »

Muuqaalka Jaamacadda Mogadisho

Read More »

Lakulan – Ninka xaaqa wadooyinka ee hantidiisa ugu yabooha agoonta!

Himilo FM –Sida laga soo xigtay warbaahinta dalka Shiinaha, 58 jir nadiifiya wadooyinka ayaa lagu tilmaamay in uu yahay halyeey kaddib markii uu 27 kun oo doolar ugu deeqay carruurta saboolka  ah 30-kii sanno ee la soo dhaafay. Mr Zhao ...

Read More »

Aabe rahan dhigtay gabadhiisa markii lacag looga yeeshay maqaayad!

Himilo FM –Dalka Shiinaha, Aabe qalbi adag ayaa iska bixin kari waayay kharash uu kaga cunteeyay maqaayad iyadoo ay la socotay cunug uu dhalay. Ninkan oo ka soo jeeda gobalka Guang Dong ee koonfurta Shiinaha ayaa jeebkiisa ka helay 0.75 ...

Read More »

Man United oo wakiilka Pogba ku wargelisay qiimaha ugu yar ee lagu iibin karo

Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ku wargelisay wakiilka Paul Pogba Mino Raiola in laacibka lagu iibin doonin qiimo ka hooseeya 130 milyan oo ginni ah oo ay ku dooneyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer France xagaagan. ...

Read More »

Solskjaer “Goolkii aan ku dhaliyay Nou Camp waxa aan daawaday Malaayiin jeer.”

Himilo FM –Waxa uu 366 kulan u saftay Manchester United isaga oo dhaliyay 126 gool, hadda waa tababaraha kooxda Man Utd oo uu seddex sanno u saxiixay kaddib markii wax fiican uu muujiyay seddexdii billood oo uu kooxda si ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan