Himilo FM –Dalka Shiinaha mataano wada dhashay oo wadaagayay hal rukhsad oo nuuca gaadiidka ah muddo 20 sanno ah ayaa waxaa qabtay booliiska kaddib markii mid kamid ah uu yeeshay bidaar. Sida laga soo xigtay warbaahinta Shiinaha, labada walaal oo ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Shiinaha: 77 jir aan xiirin timahiisa 54 sanno!
Himilo FM –Dadka isticmaala warbaahinta bulshada dalka Shiinaha ayaa ku dhiiri gelinaya nin 77 jir ah in uu codsado rikoor caalami ah oo uu ka dalbanayo hay’adda Guiness World Records kaddib markii uusan jarin timahiisa muddo 54 sanno ah. Sawirka ...
Read More »Alvaro Odriozola “Benzema waa numberka 9aad ee ugu fiican adduunka.”
Himilo FM –Alvaro Odriozola ayaa ku tilmaamay xiddiga Real Madrid Karim Benzema “Numberka 9aad ee ugu fiican adduunka.” Benzema ayaa dhaliyay goolkiisii 23aad ee xilli ciyaareedkan kulankii ay Madrid 3-2 kaga badisay Huesca habeenkii axadda. Odriozola ayaana ku adkeysanaya in ...
Read More »Solskjaer “Pogba halkan ayuu ahaanayaa.”
Himilo FM –Ole Gunnar Solskjaer ayaa qiray in Paul Pogba uu qeyb weyn ka yahay kooxda Manchester United xilli xiddiga Faransiiska dhawaan lala xiriirinayay Real Madrid. Pogba ayaa Madrid ku tilmaamay koox riyeed intii uu ku sugnaa waajibaadka caalamiga ah, ...
Read More »Andrea “Wax taariikh ah looma hayo maalinta beenta ee 1-da April.”
Himilo FM –Meelo badan oo dunida ah sannad kasta 1-da bisha April waxaa jira dhaqan baahay oo loo yaqaan “Beenta April” taasi oo ka dhigan in dad badan u sheegaan eheladooda ama saaxiibbadooda been iyaga oo kula kaftamaya. Iyadoo sidaasi ...
Read More »Lakulan – 12 jirka ku qaada dhabarka saaxiibkii si uu u gaarsiiyo dugsiga!
Himilo FM –Waxay yiraahdaan waa suura gal wax kasta marka aad heysato saaxiib wanaagsan oo ku taageeraya xilliga adag ee ku soo mara. Wiil naafo ah oo ku nool Shiinaha ayaa awood u yeeshay inuu xaadiro fasalka dugsiga muddo lix ...
Read More »Arsenal oo u dhaqaaqday daafaca Bayern ee David Alaba
Himilo FM –Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso David Alaba xagaaga marka uu furmo suuqa kala iibsiga, inkastoo Arsenal ay dooneyso inay la soo wareegto xiddiga reer Austria. Alaba, oo sidoo kale lala ...
Read More »Maqal: Casharka Safiinatu Najaa ” Darsiga 19aad
Chelsea oo Man Utd kula biirtay tartanka loogu jiro Coutinho
Himilo FM –Kooxaha Chelsea iyo Man Utd ayaa ku dagaalamaya weeraryahanka kooxda Barcelona Philippe Coutinho xagaagan marka uu furmo suuqa kala gadashada ciyaartoyda. Coutinho ayaa Barca kaga soo biiray Liverpool bishii Janaayo 2018. laacibkan ayaa dhaliyay 19 gool 63 kulan ...
Read More »