Home / 2019 (page 96)

Yearly Archives: 2019

Waa kuma siyaasiga ugu dheer caalamka?

Himilo FM –Xubin katirsan golaha magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ayaa loo aqoonsaday siyaasiga ugu dheer caalamka iyadoo dhiririkiisu yahay 208 Sentimitir oo u dhiganta 2.08 Mitir. Robert Cornegy ayaa lagu sharfay xaflad ka dhacday xarunta magaalada Newyork kaddib markii ...

Read More »

Ninka ugu da’da weyn dalka Ingiriiska oo kuu sir baxaya!

Himilo FM –Waxa uu jimcadii la soo dhaafay u dabaal deggay sannad guuradiisa 111aad, waa qofka ugu da’da weyn dalka Ingiriiska oo ka hadlaya noloshiisa iyo isbadalada ku yimid caalamka. Bob Weighton ayaa wakhti wanaagsan la qaatay saaxiibbadii intii lagu ...

Read More »

Maxkamad ka mamnuucday muwaadin cabitaanka Pepsi-ga

Himilo FM –Maxkamad Mareykanka ku taalla ayaa muddo afar sanno ah waxay ka mamnuucday muwaadin dalkaasi u dhashay cabitaanka Pepsi-ga kaddib markii uu xaday gaari. Qaadiga maxkamadda gobalka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa ciqaabta layaabka leh ku riday muwaadinka dhallinyarada ...

Read More »

Maxey tahay sababta Luis Figo uu Barca kaga wareegay Real Madrid?

Himilo FM –Mar kasta oo la soo hadal qaado xiddigii hore ee xulka Portugal, waxa imaneysa is-weydiinta ah, Maxuu Barcelona uga tagay xagaagii 2000 islamarkaana uu ugu biiray naadiga ay xifaaltamaan ee Real Madrid?. Ninkaan reer Portugal ayaa carrabka la ...

Read More »

Man United oo kalsooni seddex sanno siisay Ole Gunnar Solskjær

Himilo FM –Ole Gunnar ayaa qandaraas gaarsiisan seddex xagaa qalinka ugu duugay naadiga United kaddib bandhiggii cajiibka ahaa ee xagaagan. Tan ayaa ka dhigan in Ole oo Red Devils si kumeel gaar ah u leyliya uu hoggaanka rasmiga baaqi ku ...

Read More »

Wax ka oggow taariikhda macallin Cabdiraxmaan Macallim “Taree”

Himilo FM –Cabdiraxmaan Macallim Axmed oo ku caan baxay magaca Taree waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Warta nabadda sannadkii 1976-kii. Waxa uu xafiday Qur’aanka kaddib waxa uu ku biiray iskuulka Maxamuud Xarbi isaga oo halkaasi ku ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa ” Darsiga 18aad

Read More »

Maqal: Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal: Raad Reeb

Read More »

Oggow kooxda uu tababare u noqon karo Jose Mourinho

Himilo FM –Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa inuu go’aansaday inuu noqdo macalinka Lyon ama kooxda Monaco. Mourinho ayaa shaqada ka maqnaa tan iyo markii xilka tababarnimo laga ceyriyay Manchester United bishii December, waxaana tababaraha reer Portugal uu dhawaan sheegay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan