Himilo FM –Macallin Kenyaan ah oo maadada seyniska ka dhiga tuulo fog islamarkaaana lacagta soo gasha ku caawin jiray ardayda saboolka ah ayaa ku guuleystay abaalmarin caalami ah oo ku kacaysa 1 Milyan oo doolar. Peter Tabichi ayaa wax ka ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Maxay diyaaradaha u gaari karin hawada sarre (Space-ka)?
Himilo FM –Iyadoo tiknolojiyadda sahashay in la gaaro hawada sarre (Space-ka) islamarkaana dad badan ku fekerayaan inay u safraan ayaa waxaa isweydiin mudan “maxay diyaaradaha u gaari karin hawada sarre (Space-ka)? Sida uu qoray bogga Business Insider, diyaaradaha hadda shaqeeya ...
Read More »Ingiriiska: Oggow sheekada ka danbeysa xariga haweenay 104 jir ah!
Himilo FM –Booliiska dalka Ingiriiska ayaa xeray haweenay 104 jir ah oo aan gelin wax danbi ah nolosheeda hase ahaatee tallaabada lagu xeray waxaa ka danbeysa sheeko xiiso leh. Wargeyska “ Bristol Post” ayaa goor sii horreysay qoray in Anne ...
Read More »Man Utd oo seddex xiddig oo u dhashay Portugal ku dalbatay 250 Milyan
Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay soo iibsashada xiddigaha Ruben Dias, Bruno Fernandes iyo Joao Felix oo dhammaan u dhashay dalka Portugal. United ayaan wali xaqiijin tababaraheeda xilli ciyaareedka soo socda laakiin taasi kama joojineysa kooxda ...
Read More »Casemiro “Dabcan waan u xiisnay Cristiano Ronaldo.”
Himilo FM –Xiddiga Real Madrid, Casemiro ayaa shaaca ka qaaday in Los Blancos ay weli tabeyso xiddiga ugu goolasha badan ee Cristiano Ronaldo, waxaana uu sheegay inuu weli aaminsan yahay xiddiga reer Portugal in uu yahay ciyaaryahanka ugu fiican adduunka. ...
Read More »Lakulan – Ninka hal daqiiqo ku noqday Milyaneer
Himilo FM –Muddo 24 sanno ah ayuu ka shaqeynayay warshad hase ahaatee waxaa hadda u yimid nasiibkiisa isaga oo ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya 94 Milyan oo Doolar. Ade Goodchild oo da’diisu tahay 58 jir ayaa noqday mid kamid ...
Read More »Haweenay furriin ka dalbanaysa ninkeeda oo ka jeclaaday hooyadii!
Himilo FM –Dalka Kuwait, haweenay ayaa furriin ka dalbatay saygeeda iyadoo dacwad ka geysay maxkamad sabab la xiriirta inuu ka doorbiddo kana jecel yahay hooyadii. Xaaska oo aan la shaacin magaceeda ayaa sabab uga dhigtay go’aankeeda furriinka in saygeeda uu ...
Read More »24 Maarso: Maalinta caalamiga ee Qaaxada
Himilo FM –Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 March sanad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-beeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ...
Read More »Arsenal oo Chelsea kaga horreysa la saxiixashada Mateo Kovacic
Himilo FM –Arsenal ayaa u muuqata inay ka horreyso Chelsea tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Mateo Kovacic. Blues ayaa heshiis ammaah ah kula soo wareegtay Kovacic xagaagii hore, Maurizio Sarri ayay u badan tahay in ...
Read More »Kazakhstan oo sharfeysa madaxweynihii hore ee dalkaasi
Himilo FM –Dowladda Kazakhstan ayaa go’aansatay inay magaca ka beddasho caasimadda dalkaasi ee Astana iyadoo loogu magac darayo madaxweynihii hore ee Nursultan Nazarbayev. Warqad ka soo baxday xafiiska madaxweynaha cusub ee dalkaasi Kassym-Zhomart Tokayev ayaa lagu xaqiijiyay qorshaha ah in ...
Read More »