Home / 2020 (page 13)

Yearly Archives: 2020

51-jir xanaaneysa 480 Bisadood

Himilo – Maryam al-Balushi oo ka mid ah dadka jecel xayawaanada waxey kasoo jeedaa magaalada Masqad ee caasimadda Cumaan waxaa hooygeeda la degan 480 bisadood iyo 12 Eey, kuwaas oo bishii ay ku baxdo lacag dhan $8,000. 51-jirtan oo ah ...

Read More »

Taiwan: Xildhibaano isku tuuryeeyay hilib Doofaar

Himilo – Mudanayaasha golaha sharci dejinta Taiwan ayaa ka doodayay hindise ahaa in xayiraadda laga qaado hilibka doofaarka iyo midka Lo’da ee looga soo dhoofiyo Mareykanka, markii xasiloonidii kulanka ay luntay. Xildhibaano ka tirsan xisbiga mucaaradka KMT ayaa haragga iyo ...

Read More »

Covid-19 oo kusii fidaya Mareykanka

Himilo – Mareykanka, kiisaska cudurka dilaagga ah ee Covid-19 ayaa kor u dhaafay 13 milyan oo kiis, sida ay shaacisay jaamacadda Johns Hopkins. Lix cisho kahor kiisasku waxey ahaayeen 12-milyan oo kale, waxaana wax ka yar todobaad qaaday feyruska karona ...

Read More »

Dhiig bixintu waxay horseedi kartaa khatar

Himilo – Gabriela Ekman oo kasoo jeeda gobolka Ontario ee wadanka Kanada, waxey ahayd 17-jir markii ay go’aansatay iney ku biirto inta dhiigooda ku deeqda. Waxey rajeyneysay inay baddesho oo ay badbaadiso nolosha qofka kale, wax fikrad ah kama heysan ...

Read More »

Japan oo dagaalka Covid-19 u adeegsaneysa gafuur xir qiimihiisu yahay $9600

Himilo – Shirkadda Cox Co ee laga leeyahay Japan, ayaa billawday inay iibiso gafuur xir gacan ku sameys ah, kaas oo midkiiba qiimihiisu yahay hal milyan oo Yen oo u dhiganta $9640. Waxaa sameyntiisa loo adeegsaday 0.7 carat oo diamond ...

Read More »

Chelsea oo dooneysa in ay heshiis ka saxiixdaan Thiago Silva

Himilo – Chelsea ayaa lagu warramayaa in ay furtay wadahadallo ay la yeelanayaan daafacooda Thiago Silva kaasi oo ay rabaan in heshiis cusub ka saxiixaan. Laacibka qaranka Brazil ayaa saameyn wanaagsan ku yeeshay Stamford Bridge tan iyo markii uu si ...

Read More »

Luka Modric: “Waxaan jeclaan lahaa in aan xirfaddeyda ku idleeyo Real Madrid”

Himilo – Luka Modric ayaa go’aansaday in inta ka dhiman xirafaddiisa ciyaareed uu ku dhammeysto Real Madrid isaga oo sheegay in uu ku qanacsan yahay wadashaqeynta uu la leeyahay tababare Zinedine Zidane. Xiddiga qaranka Croatia ayuu dhacayaa heshiiskiisa Bernabeu dhammaadka ...

Read More »

Barkadda dabaal ee ugu gunta dheer Dunida

Himilo – Waa Berkab ganacsi oo dhawaan xarig jarkeedu ka dhacay Poland, waxey tababar siineysa dadka quusa badaha caalamka, is ay ula qabsadaan gunteeda dhirirsan 48-foot oo u dhigan 45.2-mitir, taasi oo ka dhigeysa barkadda ugu gunta dheer adduunka. Gunteeda ...

Read More »

La Kulan: Ninka halka lug ku kaxeeya Baaskiilka

Himilo – 32-jir ku nool waqoogi-galbeed Shiinaha ayaa soo jiitay indhaha isticmaalayaasha baraha bulshada, kaddiib markii uu jaray dhul gaaraya 2000km isaga oo adeegsanaya baaskiil. Sheekada cajiibka ah ayaase ah in Jing Hong-oo mid ka mida lugihiisa ku waayay shil ...

Read More »

Yurub oo heshiis la xiriira tallaalka Covid-19 la gashay Moderna

Himilo – Midowga Yurub ayaa heshiis la gaaray shirkadda Mareykanka laga leeyahay ee Moderna, taas oo ka mid ah shirkadaha soo saaray tallaalka cudurka Covid-19, sida ay shaacisay madaxa golaha sare ee Midowga. “Waan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo inaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan