Home / 2020 (page 18)

Yearly Archives: 2020

Cilmibaaris: Mid ka mida 5-tii qof ee ka bogsada Covid-19 waxaa lagu arkaa xanuunada maskaxda

Himilo – In badan oo ka mid ah bukaanada ka bogsada xanuunka Covid-19 waxey khatar ugu jiraan cudurada ku dhaca maskaxda aadanaha, cilmibaaris ayaa sidaasi lagu ogaaday. Daraasaddan oo ay sameeyeen koox ku takhasustay cudurada ku dhaca Maskaxda, ayaa lagu ...

Read More »

Bayern Munich oo go’aan ka gaaraysa David Alaba

Himilo – Kooxda Bayern Munich ayaan  diyaar u ahayn in ay iibiso David Alaba inta lagu guda jiro suuqa January. 28 jirkaan ayaa weli ah shaqsi muhiim u ah kooxda seddexleyda koobabka ah ku guuleysatay, isagoo hal gool dhaliyay midna ...

Read More »

Jesse Lingard oo ku sii jeeda albaabka looga baxo Old Trafford

Himilo – Jesse Lingard ayaa lagu soo waramayaa inuu ka tagi karo Manchester United inta lagu jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. 27 jirkaan ayaa kaliya labo kulan oo EFL Cup ah u saftay Red Devils xilli ciyaareedkan, halka uusan ...

Read More »

La kulan Wilbur: Eyga loo doortay duqa magaalada Rabbit Hash ee Mareykanka

Himilo – Wilbur oo ah lix bil jir ayaa loo doortay duqa magaalada uu maro wabiga Ohio ee Rabbit Hash ee gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka. Magaaladan qadiimiga ah oo ay ku nool yihiin wax ka yar 500 oo ruux ...

Read More »

Muslimiinta Athens oo helay Masjid ay ku oogaan salaadaha

Himilo – Ku dhawaad laba boqol oo sanno kaddib, maslimiinta ku nool caasimadda Giriigga ee Athens ayaa markii ugu horreeysay helay masjid rasmi ah oo ay ku oogaan salaadaha waajibka ah. Xayiraadda coronavirus darteed, tiro yar oo muslimiin ah oo ...

Read More »

Tallaalka Covid-19: 90% waxa uu ka hortagayaa in ruuxu qaado coronavirus

Himilo – Tallaalkii ugu horreeyay ee tayeysan ee coronavirus, waxa uu  90% ka hortagi karaa in qofku ku dhaco cudurka covid-19, sida ay muujineyso natiijada tijaabo la mariyay dad ku sugan dalalka Mareykanka, Germany, Brazil, Argentina, Koofur Africa iyo Turkiga. ...

Read More »

La kulna: Ninka Type-ka ku garaaca wadada dhinaceeda

Himilo – Ka hor inta aanan la helin hindisaha fariin danabeedka inoo sahlay inaan shido li’ ku wadaagno fariimaha, waxaa la is dhaafsan jiray warqado lagu garaacay type, kuwaas oo in la helayo ay qaadan jirtay maalmo amaba todobaadyo, sugitaankeeda ...

Read More »

Taiwan: Tirada Xayawaanada guri joogga ah ayaa ka badan tan caruurta

Himilo – Marka aad mareyso wadooyinka caasimadda dalka Taiwan ee Taipei layaab ma ah inaad aragtid dad baabuurta lagu kaxeeya caruurta ku sida xayawaanada dab joogta ah sida Eyda iyo Bisadaha. Sida uu daabacay The Guardian, tirada xayawaanada la rabbaayadeysto ...

Read More »

Covid-19: In ka badan 45-kun oo ruux ayuu ku dilay Africa

Himilo – Waxaa korortay tirada dadka ugu geeriyoonaya feyruska Karona qaaradda Africa, iyada oo gaartay 45,282 ruux, sida ay shaacisay xarunta xakamaynta iyo ka hortagga cududrada ee Africa. Sida lagu sheegay xogta CDC, dad ka badan hal milyan iyo 881-kun ...

Read More »

Liverpool oo beddelka Mohamed Salah ka doonatay Real Madrid

Himilo – Liverpool ayaa lagu warramayaa in ay isha ku hayso u dhaqaaqitaanka  Rodrygo kaasi oo ka tirsan Real Madrid si ay beddel macquul ugu dhigaan Mohamed Salah. Laacibka qaranka Egypt ayaa saameyn wanaagsan ku lahaa kooxda tan iyo markii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan