Himilo – Barcelona ayaa la werinayaa in ay u badan tahay iney dib u cusbooneysiiso dalabka ay gudbiyaan laacibka Manchester City ee Eric Garcia inta lagu guda jiro bisha January. Laacibka ayaa jahwareer kala kulmay fursadda koowaad ee Etihad Stadium, ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Daraasad: Dadka guriga ku wada nool si fudud ayey isugu gudbin karaan feyruska Karona
Himilo – Feyruska Karona waxa uu si guud oo fudud ugu dhex faafi karaa xubnaha halka guri wada degan haddii midkood uu qaado, sidaasi waxaa lagu sheegay cilmibaaris ay sameysay xarunta ka hortagga iyo xakameynta cudurada Mareykanka. 53% dadka la ...
Read More »Hab cusub oo mushaarka loogu kordhin karo barayaasha dugsiga
Himilo – Dugsiga sare ee Batesville, ee gobolka Arkenssas ee Mareykanka ayaa adeegsanaya korontada laga dhaliyo cadceedda, si loo dhimo qarashka ku baxa korontada. Barxadda dugsiga ayaa ka dhigay in ka badan 1,400 oo qalab oo qabanaya kuleylka qoraxda, si ...
Read More »Toronto: Faryaame guryo diirimaad leh u dhisa dadka hooy la’aanta ah xilliga qaboobaha
Himilo – Si looga gabbaad yeelo dadka wadooyinka ku hoyda qabowga dhaca xilligga Jilaalka, mid ka mid ah dadka guryaha dhisa ee ku nool magaalada Toronto ee Kanada ayaa caawinaya dhibbaneyaashaasi. Khaleel Seivwright, oo caawintiisa billaabay bil ka hor ayaa ...
Read More »La Kulan: 13-jirka cunnada iyo dharka ugu deeqa dadka hooy la’aanta ah
Himilo – Liem Kaplan, da’diisu waa 13-jir, balse layaabka ayaa ah in todobadii sanno ee ina dhaaftay uu hawlo samafal ah ka dhex waday bulshadiisa. Tan iyo markii xanuunka Covid-19 uu ka dillaacay magaalada Seattle ee Mareykanka, waxa uu waday ...
Read More »Kiisaskii ugu badnaa ee Covid-19 ah oo laga diiwaan galiyey Shiinaha
Himilo – 42-kiis ayaa laga diiwaan galiyey gobolka Xinjiang ee dalka Shiinaha, taas oo ka dhigan kuwii ugu badnaa ee hal maalin gudaheed lasoo wariyo dalkaasi muddo ka badan laba bil. 22-ka mid ah kiisaska cusub waxaa laga diiwaan galiyay ...
Read More »Manchester United oo dalab ka gudbisay Hakan Calhanoglu
Himilo – Manchester United ayaa lagu warramayaa in ay isku diyaarinyaan ka gudbinta dalab laacibka AC Milan weerarka ugu ciyaara ee Hakan Calhanoglu kaasi oo ay rabaan in ay la galaan qandaraas shan sano ah oo uu laacibka ku imaanayo ...
Read More »Liverpool oo bisha January u dhaqaaqeysa David Alaba
Himilo – Liverpool ayaa la werinayaa in ay daneynayaan daafaca Bayern Munich ee David Alaba kaasi oo u ah bartilmaameedka koowaad. 28-jirkaan ayaa kamid ahaa xiddigaha Bayern ka saaciday ku guuleysiga seddex koob, balse waxa uu qandaraaskiisa naadiga dhacaaya bisha ...
Read More »Da’yarka nadiifiya wadooyinka xilliga xayiraadda Karona
Himilo – Wadada waa tan inoo fududeeysa gaaridda halka aan ku jiheysanahay, annaga oo caawinaad ka heleyna sumadaha ku xardhan. In la nadiifiyaana waa kaalin u banaan qof waliba. Markan 15-jir ku nool deegaanka Cambridgeshire ee England, ayaa qaadanaya kaalintiisa ...
Read More »37-jir baratay 74 xirfadood si ay u maareyso nolosha qosykeeda
Himilo – Qarnigan 21aad xirfaddu waa waxa kaliya ee uu ruuxu ku samatabixin kara oo qofba kan uu ka xirfad badan yahay uu ka maareyn ogyahay nolosha, waxaa taasi tusaalle fiican u noqon karta Sreedevi, oo ku nool koofur-bari India ...
Read More »
Radio Himilo
