Home / 2020 (page 22)

Yearly Archives: 2020

Purchasing the best Online Dating Services

If you want to find the best online dating system, you may have various choices and concerns to do so. Basically, you have to think about a wide array of factors when making this kind of choice. You can find ...

Read More »

Cilmibaaris: Corona-virus waxa uu hoos u dhigaa dheecaannada Antibodies-ka jirka

Himilo – Heerka soo saarista dheecannada difaaca u ah jirka ee antibodies-ka si deg deg ah ayay hoos ugu dhacaan marka ruuxa uu qaado feyruska Karona, sidaasi cilmibaaris ayaa lagu ogaaday.   Kooxda baarista sameeysay oo ka tirsan machadka Imperial ...

Read More »

Henderson: Salah waa uu ka wanaagsan yahay sannadkiisii ugu horreeyay Liverpool

Himilo – Kabtanka  Reds ayaa ka hadlay saameynta uu Anfield ku leeyahay saaxiibka ay isku kooxda yihiin kahor ciyaarta ay wajahayaan  FC Midtjylland tartanka Champions League. “Mohamed Salah waa uu ka wanaagsan yahay sidii uu ahaa xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay ...

Read More »

Madaxweyne Bartomeu: Messi uma oggolaan laheyn inuu ku biiro koox aan loolanno

Himilo – Madaxweynaha Barcelona, Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in uusan u oggoleyn in Lionel Messi ka dhaqaaqo kooxda isla markaana uu ku biro koox ay xafiiltamaan. Lionel Messi ayaa ku qarash garreeyay waayihiisa ciyaareed kooxda Barcelona, halkaasi oo uu ...

Read More »

Farshaxanka heerkanna wuu gaarsiisan yahay!!!

Himilo – Shaun Mckenzie, oo loo garan ogyahay NeeYellow waa mid ka mid ah shaqsiyaadka ku horreeya xagga farshaxanka, si gaar ah sawirka loo adeegsado qallin geedka ee loo ekeeysiiyo kan lagu qaado kaamiradda. Waa farshaxaniiste da’ yar oo reer ...

Read More »

Jaamacadaha UK oo bixinaya cilmiga bankiyada iyo dhaqaalaha Islaamka

Himilo – Dhaqaalaha iyo maaliyadda ku dhisan nidaamka islaamiga ah, wuxuu qarniga 21aad dunida ka noqonayaa doorashada iyo xulka koowaad. Waxaa Bankiyada Islaamka ahi ku jiraan kuwa loogu doonis badan yahay adeegsigooda caalamka oo dhan. Maanta waxey bankiyadu qaabka Islaamiga ...

Read More »

Oxford: Tallaalka Covid-19 waxa uu diyaar noqon doonaa December

Himilo – Seynisyahanada dunida waxey wadaan dedaal ku aadan sidii tallaal loogu heli lahaa feyruska Karona, kaas oo ay qaadeen 43-milyan oo ruux. Mid ka mid dadaaladaasi waxaa wada jaamacadda Oxford ee laga leeyahay Ingiriiska, cilmibaaraha hormuudka u ah dedaalkaasi, ...

Read More »

Gabdhaha dhigta dugsiyada Sydney oo la barayo sida loo baddelo lugta gaariga

Himilo – Mid ka mid ah xirfadaha la jaanqaadaya xilligan casriga muhiimkana ah in qofku barto waa kaxeynta iyo lug ama oolyo ka badelidda gaariga. Hadda iskuul ku yaala xeebta waqooyi ee magaalada Sydney caasimadda Australia, ayaa baraya gabdhaha dusiga ...

Read More »

Paul Pogba oo beeniyay in uu ka fariistay xulka qaranka France

Himilo – Paul Pogba ayaa sheegay in uusan ka fariisan xulka qaranka, iyada oo laacibkan 24-kii saac ee lasoo dhaafay la  hadal hayay in uu qaranka ugu fariistay sabab la xiriirta hadal Islaam naceyb ah oo uu ka dhawaajiyay madaxweynaha ...

Read More »

Sergio Ramos oo rajaynaya muddo kordhin hal sano ah

Himilo – Sergio Ramos ayaa la werinayaa in qallinka ku duugi doono muddo kordhin hal sano ah oo uu u sameyn doono kooxda Real Madrid. Laacibkan oo shan bil kaga harsan tahay in uu jirsado 35 sano, ayaa weli kamid ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan