Home / 2020 (page 24)

Yearly Archives: 2020

Cuno kariyihii ku kali noqday maqaayadda

Himilo – Waxey ahayd maqaayad caan ah oo ku taala degaanka Huntly ee dalka New Zealand, waxaa buux dhaafiyay qeybta lacag bixinta iyo miisaska cuntadaba macaamiil doonaysa in loo adeego, balse kaliya hal shaqaale oo cuno kariye ah ayaa joogay ...

Read More »

Romeo Cox: 10-jirkii u jaray 1,700-mile si uu ula kulmo ayeeydiis

Himilo – Booqashada dadka aan jecelnahay waxey noqotay mid ah ay ku hor gudban yihiin caqabado dhowr ah, cudurka dunida ka dillaacay dartiis. Balse, Romeo Cox oo toban jir ah ayaa go’aansaday inuu caqabadaasi ka gudubo si uu ula kulmo ...

Read More »

Daraasad: Covid-19 haddii aanan loo helin tallaal waxa uu noqon doonaa cudur raaga

Himilo – Covid-19, oo galaaftay nolosha hal milyan oo ruux asiibayna 38.6-Milyan oo kale wali looma helin wax tallaal ah amaba dawo lagula tacaalo. Cilmibaaris cusub oo ay sameysay waaxda caafimaadka ee iskuulka Columbia Mailman School, ayaa lagaga digay cawaaqibka ...

Read More »

Bisadaha walaalaha ah ee ugu da’da wayn UK oo helay dib u dejin

Himilo – Olole saldhigiisu ahaa baraha bulshada ayaa suuragaliyay in dib loo dajiyo lana mideeyo mukulaalaha mataanaha ah ee la rumeysan yahay inay ugu da’da wayn yihiin UK. Nikita iyo Leon oo 21-jir ah uma suuragalin noloosha oo dhan in ...

Read More »

Frank Lampard: Mendy waa dookha koowaad ee kooxda xilligan

Himilo – Xiddigga reer Senegal ayaa qanciyay hoggaamiyaha Blues markii uu si wanaagsan uga soo muuqday kulankii kooxdiisa wajahday Los Nervionenses. Tababaraha Chelsea, Frank Lampard ayaa ciyaarsiiyay Edouard Mendy iyada oo kooxdiisa ay barabro 0-0 la gashay Sevilla Talaadadii ciyaar ...

Read More »

Barcelona oo xaqiijisay in afar ciyaaryahan ay heshiis kordhin sameynayaan

Himilo – Qaar kamid ah ciyaartoyda safka koowaad ee FC Barcelona ayaa sameynaya hehsiis kordhin ay la galayaan naadiga. Xiddigahan ayaa kala ah  Gerard Pique, Marc Ter Stegen, Clement Lenglet iyo Frenkie de Jong. Heshiiskan waxa uu imaanayaa kaddib markii ...

Read More »

Hooyo cunugeeda ku dhex illowday Tareen

Himilo – Waxey ahayd xilli dadka oo idil u deg-degayaan shaqo amaba Waxbarasho, markii mid ka mid ah dadkii ku safray Tareen koofur-bari london ay si kadis ah uga degatay gaariga kana tagtay cunugeeda. Haweeneeyda, cunugeeda iyo rakaab kale ayaa ...

Read More »

UK oo ogoleyneysa in ay dadkeeda ka qeybnoqdaan tijaabada tallaalka COVID-19

Himilo – Tobanaan ruux ayaa si kas ah loogu tallaali doonaa feyruska corona, si qeyb uga noqdaan dadaalka lagu baadi goobayo tallaalka Covid-19. UK ayaa markii ugu horreeysay ogolaaneysa tijaabadan, kadib markii ay heshiis la gaartay shirkadda gacanta ku heysta ...

Read More »

Macallin farxad darteed ceebeeyay ardaydiisa

Himilo – Hogaamiyaha kasmada sharciga ee jaamacadda South Carolina, ayaa raali-galin ka bixiyay natiijada imtixaan laga qaaday ardayda oo uu ku faafiyay baraha bulshada. William Hubbard, ayaa sheegay inay farxad qaatay markii uu arkay in 80% ardayda ay ku guuleysteen ...

Read More »

Nin si kadis ah u liqay Caday

Himilo – Caday amaba rumey dhirirkiisu yahay 19cm ayaa laga soo saaray caloosha bukaan xanuunsanaa 24-saac. 39-jirkaan ayaa doonay inuu nadiifiyo qeybta danbe ee carabkiisa markii uu si kadis ah ugu fakaday cadaydii uu isticmaalayay. Dhul gaaraya 100km ayuu u ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan