Home / 2020 (page 33)

Yearly Archives: 2020

La kulan: Ninkii u jaray 30-km si uu u helo subax digaag

Himilo – 48-jir degan magaalada Melbourne ee dalka Australia, ayaa u safray dhul ka fog 30km si uu u heli subax digaag oo uu ku karsado cunnada. “Dhammaan maqaayadaha ku yaalla xaafadeyda wey xirnaayeen, waxaan doonayey inaan helo subax dooro, ...

Read More »

Maxaa ku dhacay tuugadii damacday iney dhacaan dukaanka?

Himilo – Muhammad Arshad waxa uu ku sugnaa dukaankiisa oo ku yaalla gobolka Punjab ee Pakistan, markii ay usoo galeen koox burcad ah oo doonayay inay dhacaan goobtiisa ganacsi. Waxa uu isku dayay milkiilaha dukaanka inuu naftiisa kala baxsado kooxda ...

Read More »

Manchester United iyo Arsenal oo ku tartamaya Samuel Umtiti

Himilo – Sida ay ku warameyso Sport, naadiyada Manchester United and Arsenal ayaa ah labada koox ee hoggaaminaya tartanka loogu jiro saxiixa Barcelona ee Samuel Umtiti. Manchester United ayaa u baahan daafac dhexe oo leh tayo sare halka Arsenal raadineyso ...

Read More »

Dele Alli oo markii labaad aanan kusoo bixin shaxda Mourinho

Himilo – Dele Alli, ayaa todobaadkii labaad ka maqan shax ciyaareedka macalinka Tottenham ee Jose Mourinho, iyadoo ay jiraan warar la isla dhex marayo oo ku aadan mustaqbalka xiddigan. 24-jirkan ayaan sabab aanan la shaacin ku seegay kulankii kooxda Spurs ...

Read More »

West Ham United oo amaah ku dooneysa Antonio Rudiger

Himilo – Kooxda West Ham United ayaa la werinayaa in ay xiiseynayaa daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger, kaasi oo ay ku doonayaan si amaah ah. Frank Lampard ayaa safkiisa ka saaray Rudiger, taasi oo xiddigan ku hoggaamineysa ka tegitaanka garoonka ...

Read More »

Wasiirkii fuulay geedka si uu ula hadlo saxaafadda

Himilo – Dalka Srilanka, ayaa wajahaya gabaabsi xagga geed Qunbaha, kadib markii uu kordhay dalabka gudaha iyo dibadda ee mirahaasi. Waxaa loo aaneynayaa dalabka kordhay, qiyaastii 700 oo milyan oo geed qumbe ah oo la jaray. Sida ay daabacday mareegta ...

Read More »

27 September – Maalinta caalamiga ee dalxiiska

Himilo – Nolosha malaayiin ruux oo ku nool caalamka ayaa ku tiirsan dalxiiska, halka dowlado badan uu u yahay isha ugu wayn ee dhakhliga soo gala. Waxa uu biiray dalxiiska dhinacyada uu saameynta taban ku yeeshay Feyruska Corona, kaas oo ...

Read More »

Milkiilaha Lyon oo sheegay in Arsenal aysan bixin karin qiimaha Aouar

Himilo – Jean-Michel Aulas, milkiilaha ahna madaxweynaha kooxda Lyon, ayaa ka hadlay warar dhawaanahan la isla dhex marayey oo ku aadanaa mustaqbalka Houssem Aouar. Aulas, ayaa qoraal uu ku daabacay Twitter-kiisa ku sheegay in Arsenal aysan u dhaweyn iibsashada xiddigga ...

Read More »

Barcelona oo qaadacday dalab lagu doonayay Ansu Fati

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa la warinayaan inay iska diiday dalab ku kacaya 137-milyan oo ginni, kaas oo lagu doonayey weeraryahankeeda da’da yare ee Ansu Fati. Inkasto aanan si rasmi ah loo shaacin kooxda gudbisay dalabkaasi, Hadana kooxda Manchester United ...

Read More »

Is-baddel lagu sameeyay billadda nabadda ee Nobel

Himilo – Dadka ku guuleysta sannadkan 2020 billadda nabadda ee Nobel Peace prize, ayaa heli doono lacag ka badan middii hore, sida uu shaaciyay gudigga bixiyada billadaasi. Guuleyste kastaa waxa uu heli doonaa lacag dhan 10-milyan oo kronor ah. Marka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan