Home / 2020 (page 38)

Yearly Archives: 2020

Ole Gunnar Solskjaer oo xaqiijiyay in Harry Maguire uu sii ahaan doono kabtanka kooxda

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Tababaraha kooxda Manchester United, Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Harry Maguire uu sii ahaan doono kabtanka kooxda xagaaga cusub. Maguire oo 27 sano jir ah ayaa noqday daafaca ugu qaalisan dunida kaddib markii United kaga soo biiray ...

Read More »

Milan oo la saxiixatay goolhayaha kooxda Lyon

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Milan ayaa dhammeystirtay la saxiixashada goolhayaha kooxda Lyon, Ciprian Tatarusanu kaasi oo kooxda sii joogi doona ilaa June 2023. Kooxda Ligue 1 ee Lyon ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in labada koox isku af-garteen sidii loo dhammeyn lahaa xaaladda ...

Read More »

Wax ka ogow cuduradii ugu dhimashada badnaa ee soo mara Dunida

Himilo – Kahor feyruska Corona ee hadda ku fiday 80 –dal oo caalamka ah, waxaa dunida soo maray xanuuno reebay cawaaqibyo aanan la mahdin, galaaftayna nolosha malaayiin ruux. WHO- hay’adda caafimaadka dunida-, waxa ay xanuunadaasi ku dartay shaxda kuwii ugu ...

Read More »

22-jir Gacanta iska jartay si ay u hesho ceymis

Himilo – Gabar kasoo jeedda dalka Slovenia ee bartamaha Yurub ayaa iska jartay gacanteeda bidix si ay u hesho lacag dhan £700,000 oo pound oo u dhiganta 896,342 oo doolar. Saaxiibkeed oo hadda la dhigay xabsi, ayaa kula taliyay inay ...

Read More »

Caalamka: Caado-dhaqameedyada cajiibka ah

Himilo – Xafladaha arooska waa barta inta badan lagu soo bandhigo caado-dhaqameedyada dadyowga caalamka, dhaqamadaasi qaarkood ayaa ah kuwa cajiib leh. Waxeyse ka mideysan yihiin in arooska cusub loo rajeeyo nolol baraare leh. Dalka Jarmalka: Muhiimadda wadajirka Qof waliba waxa ...

Read More »

Af-saab lagu iibsanayo 1.5-milyan oo doolar

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Shirkad laga leeyahay Isreal ayaa wadda qorshe ay kusoo saareyso waxay ugu yeertay Af-saabkii ugu qaalisanaa caalamka ee lagaga gaashaanto Feyruska Corona. Waxaa laga sameeynayaa dhagxaanta qaaliga ah ee Dahabka iyo Diamondka, kuwaas oo qiima ahaan ku kacaya ...

Read More »

Vidal oo ugu danbeyn si xor ah ugu biiraya Inter Milan

Himilo – Sida ay ku waramayaan warbaahinnada Italy, Arturo Vidal ayaa wada-xaajood lagalay isaga oo soo gababeyay heshiiskiisa Barcelona habeenkii xalay, taasi oo ka dhigan in saacadaha soo aadan uu tijaabada caafimaad u mari doono kooxda Inter Milan. Khadka dhexe ...

Read More »

Nguyen Van: Ninka rumeysan haddii uu tintiisa jaro inuu dhimanayo

Himilo – Xayiraadda ka dhalatay Feyruska Corona, ayaa sababtay in badi ragga ku nool dalalka caalamka ay ku baxdo tinta,balse waxaa taasi ku illowsiinaya muwaadin u dhashay Fiyatnam. Nguyen Van Chien, ayaa 80-sano oo ka mid ah cimrigiisa jarin tintiisa, ...

Read More »

Adama Traore oo ku wajahan Juventus

­Himilo – Adama Traore maka mid noqon karaa saaxiibada ay Cristiano Ronaldo kawada ciyaari doonaan Turin? Garabka kooxda Wloves ayaa si weyn loola xiriirinayay kooxaha ugu weyn qaaradda Yurub, balse hadda Juventus ayaa kusoo biirtay tartanka loogu jiro xiddigan. Juventus ...

Read More »

Gamze Arslan: Caawiyaha ardayda aanan heysan Internet-ka

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Waxey si maalinle ah u booqataa guryaha ku yaala degmada Tuşba ee gobolka Van ee barigga Turkiga, si ay u caawiso ardayda aanan heli karin adeegga Internet-ka. Waxaa ku xiran 18-arday oo ay mid waliba ku booqato gurigiisa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan