Himilo – Sheekada da’ yarkan Masaariga ah waxey dib u laabaneysaa dhow sanno kahor markaas oo uu billaabay inuu duurka kasoo ugaarsado Dib Qalooca, si uu suntiisa uga sameeyo dhaqaale. Hadda waa 25-jir Mohamed Hamdy Boshta waana milkiilaha shirkad soo ...
Read More »Yearly Archives: 2020
UK oo dadkeeda ka tallaaleysa Covid-19
Himilo – Sanad kaddib markii uu magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha uu ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee Covid-19, UK, ayaa noqoneysaa dalkii ugu horreeyay ee billaabay in dadkiisu uu ka tallaalo feyruskaasi ay u geeriyoodeen 1.52-ka milyan ee qof ...
Read More »Wakiil Mino Raiola oo shaaciyay in Paul Pogba ku laaban karo Juventus
Himilo – Wakiil Mino Raiola ayaa shaaciyay in xiddigga uu wakiilka u yahay ee Paul Pogba, suuragal tahay dib ugu laabashada kooxda hanatay horyaalka Serie A ee Juventus. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United ayaa la sheegay in uusan ku ...
Read More »Juventus oo dalab ka gudbisay Olivier Giroud iyo Arkadiusz Milik
Himilo – Sida ay ku warrameyso Tuttojuve, Juventus ayaa ka shaqeeneysa sidii ay heshiis ula saxiixan laheyd midkood xiddigaha Olivier Giroud ama Arkadiusz Milik marka la gaaro bisha Janaayo xilligaasi oo uu furmayo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. Bianconeri ayaa la ...
Read More »Paulo Dybala oo xiisa ka helaya lix koox oo Premier League ka ciyaara
Himilo – Juventus weeraryahankeeda Paulo Dybala ayaa la werinayaa in uu diyaar u yahay ku biiritaanka kooxaha Premier League marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Kaddib markii Manchester United iyo Tottenham Hotspur ku hungoobeen la saxiixashada xiddigan qaranka Argentina ...
Read More »Manchester United oo soo qaadaneysa Kieran Trippier
Himilo – Manchester United ayaa lagu warramayaa in ay xiiseenayaan soo qaadashada xiddigga daafaca ugu ciyaara Atletico Madrid ee Kieran Trippier. Sida ay werineyso The Telegraph, kooxda Premier League ayaa u aragta mid u muhiim ah naadiga isla markaana ku ...
Read More »Wen Junhong: Magangalisada Eyda
Himilo – Labaatan sano kahor ayey ahayd markii ay Wen Junhong soo qaaday Ey gali ahaa oo hoyda wadooyinka magaalada Chongqin ee koofur-galbeed Shiinaha. Hadda waxaa ay magangalyo siisay gurigeedana kula nool in ka badan 1,300 oo Ey. 500kg oo ...
Read More »Joog kaba ah maku iibsan lahayd hal milyan oo doolar?
Himilo – Kabahan oo naqshad gaar ah leh sameyntoodana ay iska kaashadeen shirkadda soo saarta qalabka ciyaaraha ee Adidas iyo tan Jarmalka laga leeyahay ee Meissen, ayaa noqon doona kabihii ugu qaalisanaa ee jaadkooda ah ee ebad la iibiyo, sida ...
Read More »Indonesia: Naqshadeeye lugaha digaagga ka sameeya Kabo
Himilo – Waa wax cajiib ah in hindisuhu dhaliyo in lugaha digaagga laga sameeyo kabo, waxaa laga yaabaa inaad markiiba is weydiiso kabahaasi yaa xiran kara? Waxaa kaaga jawaabaysa sheekada Nurman Farieka Ramdhany. Waa 25-jir u dhashay Indonesia oo ku ...
Read More »Chelsea oo dooneysa soo qaadashada David Alaba
Himilo – Chelsea ayaa isku diyaarineyso keensashada Bayern Munich daafaceeda David Alaba marka la gaaro bisha January oo uu suuqa furmayo. 28 jirkaan ayaan weli heshiis kordhin u sameyn kooxda ku ciyaarta Allianz Arena, xilli xiddigu uu bilaash noqon doono ...
Read More »
Radio Himilo
