Home / 2022 (page 14)

Yearly Archives: 2022

Real Madrid oo jirta xilli ciyaareedkii ugu fiicnaa taniyo 1968

Himilo – Real Madrid ayaa ku bilaabatay qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa muddo 54 sano ah kadib markii ay 2-1 kaga badisay Atletico Madrid kulankii Axada ee horyaalka La Liga Madrid ee ka dhacay Wanda Metropolitano. Inkasta oo uu dhaawac ku ...

Read More »

18 September – Maalinta Caalamiga ah ee u sinnaanta mushaarka ragga iyo dumarka

Himilo – Maalinta sinnaanta mushaarka waxaa loo debbaal deggaa 18 September sanad kasta. Ujeedada joogtada loogu xuso ayaa ah in horumar weyn laga gaaro sidii mushaarka ay ugu sinnaan lahaayeen ragga iyo dumarka. Qaramada Midoobay ayaa garwadeen ka ah maamuuska ...

Read More »

17 September – Maalinta caalamiga ah ee badbaadada bukaanka

Himilo – Fadhigii 72-aad oo ay yeesheen golaha caafimaadka adduunka sanadkii 2019-kii ayay ku saareen qaraar lagu asteeyay maalinta caalamiga ah ee badbaada bukaanka, taasi oo sanad weliba la xuso 17-ka bisha sagaalaad ee September. Maalintan oo dhinac taalla ayaamaha ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Waa kuwee 5ta Bilyaneer ee ugu hodansan suuqa Crypto

Himilo  – Inta badan Bilyaneerrada Caalamka ee la diiwaangeliyay waxaa ay ka taajireen maalgashiga tooska ah iyo in ay ka shaqeysiiyaan Ganacsiga la taaban karo sida Warshadaha,Waxsoosaarka iyo sidoo kale Qalabka Tignolojiyadda. Laakiin waxaa jira Bilyaneerro aan lahayn warshado,waxsoosaar iyo ...

Read More »

Kylian Mbappe oo si bilaash ah uga tagi kara Paris Saint-Germain

Himilo – Paris Saint Germain ayaa lagu soo waramayaa in ay si bilaash ah ku waayi karto Kylian Mbappe sanadka 2024 halkii ay ka ahaan lahayd 2025 sidii markii hore loo malaynayay. 23-sano jirkaan ayaa diiday inuu u dhaqaaqo Real ...

Read More »

12 September – Maalinta caalamiga ah ee iskaashiga dawladaha koofurta

Himilo – Dunida waxaa loo qeybiyaa laba dacal oo koofur iyo Waqooyi ah, Qeybinta mahan mid ku saleysan juquraafiga caalamka ee waxey ku qotontaa dano kale. Dhinaca la yiraahdoo koofurta oo ay ku jiraan dalal waqooyiga ku yaala waa dowlado ...

Read More »

Frenkie de Jong, Jordi Alba, Gerard Pique oo ku dhaw inay ka tagaan Barcelona

Himilo – Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay dhowr ciyaaryahan diri karto si ay u yareyso mushaarka badan eek a baxa kooxda. Xiddigaha bisha Janaayo ee sanadka soo socda isaga huleeli kara garoonka Camp Nou waxaa ka mid ah  Frenkie de ...

Read More »

Keliya in laga taageero nolosha kuma eka baahida carruurta barakaca ah

Himilo – Carruurteenna waxaa ku jira hoggaamiyaashii ummadda hoggaankeeda la wareegi lahaa beri. Dhammaan hawlaha muhiimka ah ee nolosha waxay u baahan doonaan shaqsiyaad sii wada geeddi socodka taxanaha ah. Ubadka waxay u baahan yihiin diyaarin xoog badan oo dhinac ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan