Home / 2022 (page 24)

Yearly Archives: 2022

Erik ten Hag oo amray in Cawska laga beddelo xerada tababarka ee United

Himilo – Tababaraha cusub ee Kooxda Man United ayaa waxaa uu amray shaqaalaha Xerada Tababarka Man United ee Carrington ee Cawska la jaro lana gaarsiio 15mm si uu baaska ciyaartooyda u fududaado. Erik; ayaa ballan qaaday in Man United uu ...

Read More »

26 Juun: Muqdisho iyo Hargeysa weli waa laga wada xusaa

Himilo – Lix iyo labaatanka Juun waxay xasuus gaar ah u leedahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadaba. Sababta ay qalbiyadooda ugu suntan tahay waa markii ugu horreysay ee uu curtay dedaalkii gobanimo gaarsiinka dalka ee ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 213aad

Read More »

Maxamed Salah oo ka tagaya Liverpool

Himilo – Weeraryahanka Reer Masar iyo Kooxda Liverpool ayaa shaaciyay in ay suuragaltahay in uu maro waddadii Mane kaddib markii ay kooxda isku fahmi waayeen heshiis cusub oo uu dalbaday. Saalax iyo Liverpool ayaa isku mari la’ dalabka mushaarkiisa todobaadlaha ...

Read More »

Harqaanle: “Dharka ugu badan oo aan tolno, wuxuu noqday kuwa calanka”

Himilo – Goor barqo ah iyo gudaha mid kamid ah dawaarlayaasha Suuqa weyn ee Madiina, Khadra Maxamed waxay saaka u timid in dalab gaar ah oo ay ugu diyaargaroobayso munaasabad soo aadan loo sameeyo. “Waxaan rabaa in la ii tolo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 212aad

Read More »

Taageerayaasha Inter Milan oo lagu wargeliyay in aysan soo dhaweyn Lukaku

Himilo – Hoggaanka Ururka ay ku mideysanyihiin Taageerayaasha Kooxda Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa ku wargeliyay taageerayaasha in aysan soo dhaweyn u sameyn Lukaku oo kooxda dib ugu laabanaya. Weeraryahanka ka soo jeeda Bilgiumka ayaa lagu eedeeyay in xagaagii ...

Read More »

Xajka iyo xaaladaha u gaarka ah Xujeyda Soomaalida

Himilo – Xajku waa rukniga shanaad ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo qofka cimrigiisa ah. Xajku waa qasdi uu qofku u qasdiyo Baytulxaraamka isagoo ...

Read More »

Ciyaaryahan jacayl la sameystay garsoore casaan siiyay

Himilo – Daafaca FC Emmen, Jeff Hardeveld ayaa xiriir jacayl la yeeshay garsoore  Shona Shukrula oo u dhalatay dalka Holland. Todobaadkan ayey xiriirkooda jacayl ku shaaciyeen baraha bulshada. Xiriirka jacayl ayaa ka billowday markii daafaca uu kaarka casaanka ah qaatay ...

Read More »

La kulan: Kalluunka ugu wayn caalamka

Himilo – Dadka ku nool jiinka wabiga Mekong ee dalka Cambodia ayaa soo dabay kalluun seynisyahannadu ku tilmaameen midkii ugu waynaa ee ebed laga dhex helo biyaha macaan, kaasi oo xogtiisa la keydiyo. Waxaa culeyskiisa uu gaarayaa 661 pound oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan