Home / 2022 (page 26)

Yearly Archives: 2022

Magaalooyinka martigelinaya Koobka kubadda Cagta Adduunka ee 2026

Himilo – Xiriirka kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyay dalka marti gelinaya Koobka Kubadda Cagta Adduunka ee sanadka 2026ka iyo Magaalooyinka uu ka qabsoomayo. Xiriirka FIFA ayaa isku raacay in Magaalooyinka Newyork iyo Newjersey ee dalka Mareykanka noqdaan labada ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 208aad

Read More »

Internet Explorer oo suuqa laga saaray

Himilo – Shiradda Microsoft, ayaa ugu dambeyntii ku dhawaaqday in la joojiyay isticmaalka barnaamijkeeda Internet Explorer ee isticmaalayaasha Kombuyuutarka u fududeeya inay ku xirmaan Internetka, kaddib muddo 27-sano ah oo uu shaqeynayay. Barnaamijkan waxa uu ku biirayaa Taleefannada BlackBerry, kuwaasi ...

Read More »

England oo ku dhawaad 100 sano kaddib la kulantay guuldarro weyn

Himilo – Xulka kubadda cagta England ayaa xalay guul darro weyn oo taariikhi ah kala kulmay xulka Hungary, ciyaar ku dhamaatay 4-0 oo Ingiriiska lagu garacaay. England ayaa lugtii hore oo ka dhacday dalka Hungary looga badiyay 0-1, iyada oo ...

Read More »

Pakistan: Shacabka oo laga codsanayo inay dhimaan isticmaalka Shaaxa

Himilo – Wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta Pakistaan ayaa shacabka ka dalbatay inay yareeyaan isticmaalka Shaaxa, si loo xasilliyo dhaqaalaha dalkaasi ee sabeynaya. Ahsan Iqbal, wasiirka wasaaraddaasi ayaa qaba in dadka oo maalinkii caba hal illaa laba koob oo shaax ah ...

Read More »

Muqdisho oo la furay xarun u taagan inay ka hor tagto burburka qoysaska

Himilo – Xarun loogu tala galay inay xalliso khilaafaadka  Lammaaneyaasha is qaba ayaa laga furay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan. Xarunta badbaadada qoyska oo ay aasaaaseen  wiilal iyo gabdho reero leh kuwaas oo ay ku jiraan  xubno ay qoysaskoodii ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 207aad

Read More »

Maxaa sabab u ah shaqa la’anta heysata dhalinta Soomaaliyeed?

Himilo – Tirada dadka ku nool Afrikada ka hooseysa Saxaraha aad ayuu u kordhayaa marka la barbar dhigo gobollada kale, tirada ugu badan ee dadka da’da shaqada ku jirana waa dhallinyaro Qiyaastii kala bar dadka ku nool Afrikada ka hooseysa ...

Read More »

Ururka Xiriirrada kubadda Cagta Adduunka oo laga dalbaday in ay beddelaan ciyaartoyda madaxa ka dhaawacanta ee Garoomada lagu hayo

Himilo – Ururka Xiriirrada Kubadda Cagta Adduunka ee  IFAB, ayaa sheegay in ay soo gaartay warqad furan oo ay ka heleen tabarayaasha kooxaha, ciyaartoyda hore iyo Ururka Dhaqaatiirta ciyaartooyda. Warqadda ayaa lagu sheegay in sharciga hadda jira ee ciyaaryanka marka ...

Read More »

Maxey muhiim u tahay xilligan inaan xiranno Af-saab?

Himilo – Waa dhif iyo naadir inaad wadooyinka, suuqyada, gawaarida dadweynaha, iyo goobabaha kale ee ay dadku isugu yimaadaan ee Muqdishu aad ku aragtaa ruux wata Fuq-saab, sabab la xiriirta dadka ku nool gudaha dalka oo badankood aaminsan in feyruska ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan