Home / Arrimaha Bulshada (page 12)

Arrimaha Bulshada

21 November – Maalinta Macallinka Soomaaliyeed

Himilo – Sannad kasta, 21-ka November ayaa la xusaa maalinta macallinka Soomaaliyeed si loo  weyneeyo doorka uu horumarinta bulshada kaga jiro. Maalintan waa maalin la is xusuusiyo doorka macallinku ku leeyahay mujtamaca Soomaalida waana maalin fasax oo shaqooyinka laga nasto. ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Carruurta

Himilo- Maalinta caalamiga ee carruurta ayaa la sameeyay markii ugu horreysay sannadkii 1954-kii si loo dhiira geliyo wadajirka caalamiga ah ee loo muujinayo carruurta. Waxaa loo arkaa maalintan mid muhiim ah oo ka tarjumeysa markii golaha loo dhan yahay ee ...

Read More »

Waa kuwee dalalka u soo gudbay heerka sideed dhamaadka UEFA Nations League?

Himilo-Waxaa soo idlaaday heerka guruubyada ee tartanka UEFA Nations League waxana la ogaaday 8 xul ee wareegay sideed dhamaadka, kaasoo bilaaban doona bisha March ee soo socota. Nidaamka European Nations League waxaa ka mid ah u soo bixida kaalmaha koowaad ...

Read More »

Xaalad Caafimaad oo ka taagan dalka Sudan kadib markii Cholera oo ka dilaacay

Himilo-Boqolaal qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, halka kumannaan kalena ay la ildaranyihiin kadib markii uu ku dhacay cudurka daacuunka oo ka dillaacay Suudaan. Tirakoobkii ugu dambeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka ee Suudaan ee soo baxay ayaa muujinaya in tirada kiisaska ...

Read More »

Orgagii ugu qaalisanaa dunida oo lagu kala iibsaday $21,000

Himilo-Milkiilaha orgiga ugu qaalisan Australia ayaa ku sifeeyay orgagiisa in uu “leeyahay owood xad dhaaf ah” Waxaa lagu kala iibsaday aduun dhan $21,000 taas oo ka dhigan in uu yahay orgagii ugu qaalisanaa dunida, sida warbixinta lagu cadeeye. Andrew Mosely ...

Read More »

Taariikh nololeedkii Axmed Siilaanyo oo Hagreysa ku geeriyooday

Himilo-Waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Siilaanyo), oo ahaa madaxweynihii hore ee Somaliland. Allaha u raxmadee Axmed Siilaanyo, wuxuu ka mid ahaa ruug cadaayadii siyaasadda Soomaaliya iyo Somailand nus c qarni ka badan isagoo door shariifa ...

Read More »

16 November – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada

Himilo – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada waxay ku dhalatay soo-jeedin ay sameysay hey’adda UNESCO sanadkii 1995-kii si loo karaariyo wacyiga dadweynaha ee la xiriira halista ku jirta dulqaad la’aanta. Waxaa loo dabaal-degaa 16 November sannad kasta si loo baraarujiyo ...

Read More »

Uganda oo gacan adag ku qabaneysa dadka baraha bulshada ka dhaleeceeya dowlada

Himilo- 21 jir u dhashay dalka Uganda ayay maxkamad ku xukuntay inuu faafiyay hadallo naceyb ah. Maxkamada oo ku taal magaalada Kambala ee caasimada dalkaa ayaa ninkan ku eedeyse in uu barta Tiktok-ga ku faafiye hadalo ka dhan ah madaxweyne ...

Read More »

Shacabka Soomaaliland oo u dareeray Goobaha Cod bixinta

Himilo- Shacabka Soomaaliyeed meel waliba oo ay joogaan waxay isha ku hayaan doorashada ka socota Soomaaliland taas oo rajo galineysa guud ahaan Jamhuuriyada Faderalka shacabka ku nool oo mudo dheeraan aan cod kooda ku ciil bixin. Shacabka Somaliland ayaa saaka ...

Read More »

Bitcoin oo gaartay heerkii ugu sareysay taariiqda

Himilo-Qiimaha Bitcoin ayaa gaaray ku dhawaad $90,000, iyadoo gaartay taariiqda heerkii ugu  sareysay. 24-kii saac ee ugu dambeysay, qiimaha lacagta cryptocurrency-ga ugu weyn ee Bitcoin ayaa wuxuu ku kacay $80,800 wuxuuna gaaray heer sare oo ah $89,900. Toddobaadkii hore waxay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan