Home / Caafimaad (page 20)

Caafimaad

Daraasad: Quurada dumarka waa sida tan ragga!

Himilo FM –Waxaa jirta aragti taagneyd muddo dheer oo tilmaameysa in quurada xilliga hurdada tahay mushkilad ku kooban keliya ragga hase ahaatee daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in haweenka qudhooda ka cabanayaan quurada waliba si xad dhaaf ah. Inta ...

Read More »

Khubaro ka digaya maado ku jirta rootiga!

Himilo FM –Seynisyahano katirsan jaamacadda Harvard ayaa shaaciyay in maadooyinka qaar ee ku jira rootiga ka qeyb qaadan karaan xannuuno badan oo dadka ku dhaca. Baaritaanka ayaa muujiyay in maadada “Probiotics” ee lagu daro rootiga inay culeysyo caafimaad ku keeni ...

Read More »

25 April – Maalinta caalamiga ee Duumada

Himilo FM– Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...

Read More »

Seddex dal oo Afrikaan ah oo qaadanaya tallaalkii ugu horreeyay ee Duumada

Himilo FM– Khubaro ayaa daaha ka qaaday in ku dhawaad 360 kun oo caruur ah oo u nugul xannuunka Duumada heli doonaan tallaalkii ugu horreeyay ee caalamka ee Malaariyada. Dad badan ayaa boggaadiyay tallaabada lagu talaalayo carruurta dalalka Malawi, Kenya ...

Read More »

Haweenay ku jirtay miir daboolan 30 sanno oo dib u soo kacday

Himilo FM– Haweenay u dhalatay Imaaraadka Carabta oo ku jirtay miir-daboolan muddo 30 sanno ah ayaa lagu soo waramayaa inay dib u soo kacday kaddib markii dhaqaatiirta ka quusteen xaaladeeda caafimaad. Dhacdadan ayaa bilaabatay sannadkii 1991-kii kaddib markii Muniira Cabdullaahi ...

Read More »

Mareykanka: Cunug dhashay maqaar la’aan

Himilo FM –Hooyo Mareykan ah ayaa kari weyday inay shumiso cunuggeeda illaa iyo markii uu gaaray dhowr billood sabab la xiriirta xaalad caafimaad oo mar la arag ah. Gabari Gray oo ku dhashay gobalka Texas ee dalka Mareykanka ayaa ku ...

Read More »

Nin naafoobay markii uu Internet isticmaalayay labo maalin

Himilo FM –42 jir ka soo jeeda Shenzen oo katirsan Shiinaha ayaa dhawaan la dhigay isbitaal iyadoo laga helay xannuunka faaliga ama Stroke-ga. Waxay tani ka danbeysay markii ninka uu muddo 50 saacadood ah isticmaalayay Internet. Sida uu muujiyay muuqaal ...

Read More »

Daraasad: Shukulaatada oo waxtar u leh dareenka maqalka

Himilo FM –Cunista shukulaatada ayaa ka saacidaysa dadka da’ dhexe ku jira ilaalinta dareenka maqalka iyo xannuunada qofka ku imaan kara marka uu gaaro da’ fog sida ay muujisay daraasad cusub. Baaritaanka oo lagu daabacay majalada Nutrients ayay seynisyahanada Koonfur ...

Read More »

Maxay tahay sababta carabka looga jarayo caano nuug?

Himilo FM –Caano nuug da’diisu tahay sannad iyo bar ayaa maray qaliin adag oo lagu jarayo qeyb kamid ah carabkiisa si uu awood ugu yeesho hadalka islamarkaana uu si dabiici ah u qaadan karo cuntada. Sida laga soo xigtay wargeyska ...

Read More »

Wasaqda gaadiidka oo sabab u ah neefta ku dhacda carruurta

Himilo FM –Ku dhawaad 4 Milyan oo carruur ah ayaa qaada xannuunka neefta sannad kasta sabab loo tiirinayo wasaqda hawada ee ka dhalata gaadiidka sida ay muujisay daraasad cusub oo la daabacay. Waxay tiradan ka dhigan tahay 13% guud ahaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan