Home / Caruurta (page 10)

Caruurta

Jabaan: Carruurtii ugu tirada yareyd ayaa ku dhalatay 2019

Tirakoobyadii ugu danbeeyay ee laga sameeyo Jabaan ayaa muujiyay hoos u dhac laga walwalo oo ku saabsan dhalashada carruurta xilli dalka dhaca Asia uu qaaday tallaabooyin lagu dhiira gelinayo dhalmada. Sida lagu qoray bogga Jaban, 864,000 cunug ayaa ku dhashay ...

Read More »

8 jir noqday Youtuber-ka lacagta ugu badan sameeya

Himilo- Wiil siddeed jir ah oo dib u eegis ku sameeya waxyaabaha caruurtu ku ciyaaraan isla markaanna kusoo bandhiga YouTube-ka ayay Forbes u magacawday inuu yahay kan ugu lacagta badan sannadka 2019. Ryan Kaji, kaasi oo kanalkiisa Ryan ee dunida ...

Read More »

Wax ka ogow tuulada ku taalla Jabaan oo aysan ku nooleyn carruur

Himilo- Carruurta waa quruxda dunida laakiin tuulo ku taalla Jabaan nasiib uma yeelan inay yeelato dhallaan tan iyo muddo 18 sanno ah. Ku dhawaad 20 qofood ayaa ku nool tuulada Nagoro oo ku teedsan jasiiradda Shikoku ee dalka Jabaan. Dadka ...

Read More »

Waalidiin carruurtooda ku waayay Sunaami oo koriya agoomada Hindiya

Himilo- Lamaanahan oo u dhashay wadanka Hindiya ayaa seddax carruur ah oo ay dhaleen waxay ku waayeen Tsunami ka dhacay degaankooda 15 sanno ka hor. Karibeeran Parameshvaran iyo xaaskiisa Choodamani ayaa laba cisho kaddib masiibadaasi waxay isku dayeen inay is ...

Read More »

Japan: Lamaane si layaab leh u maaweeliya cunuggooda sannad jirka ah

Himilo- Lammaane Japanese ah ayaa la yimid hab cajiib ah oo ay ku maaweelin karaan cunugooda sanad jirka ah kaas oo marwalba oo hooyadu ay banaanka aado bilaaba oohin aan kala go’ laheyn. Waxaana ay sameeyeen boor lagu sawiray hooyada ...

Read More »

Sheekada Aabihii Cunugiisa ku amray inuu tuugsado!

Himilo- Aabbe Shiinees ayaa fal ka careysiiyay dad badan wuxuu kula kacay wiilkiisa kaddib markii uu ku amray inuu boosteejada ka tuugsado maadama uu leyliga dugsiga looga soo dhiibay uusan ka shaqeynin. Talaadadii tagtay, booliska Shanghai ayaa loogu yeeray wiil ...

Read More »

9 jirkii ugu horreeyay ee la filayay in uu ka baxo jaamacad oo joojiyay waxbarashada

Himilo- Laurent Simons oo dhawaan loogu yeeray ardaygii ugu da’da yaraa ebid ee ka qalin jabinaya jaamacad ayaa go’aansaday in uu joojiyo waxbarashada sida uu qoray wargeyska Daily Mail. Wiilka yar ee u dhashay Belgium-ka ayaa la filayay in uu ...

Read More »

Daraasad: Seddex meelood meel carruurta Ingiriiska ayaa aaminsan in lo’da dhasho ukumo

Himilo – Carruurta dugsiyada dalka Ingiriiska ayaa ka cabanaya garasho la’aan badan oo la xiriirta illaha cuntada iyada oo cunuggii kamid ah 3-dii cunug uu rumeysan yahay in lo’da dhasho ukun. Sida laga soo xigtay baaritaan ay sameysay hay’ad samafal, ...

Read More »

Lakulan – 10 jirka keligii nool ee diiday in la korsado!

Himilo- Waa 10 jir ku nool miyiga Vietnam, waxa uu diiday in la qaado mas’uuliyadda korriimadiisa kaddib markii uu waayay dhammaan qoyskiisa. Waxa uu ka doorbidday in uu keligii noolaado islamarkaana shaqeysto. Sheekada qalbiga taabaneysa ee wiilkan ayaa gaartay Malaayiin ...

Read More »

Aabe mamnuucay in la dhunkado gabadhiisa dhawaan dhaladka ah!

Himilo- Aabe 25 jir ah oo ay u dhalatay gabar ayaa dejiyay sharciyo layaab leh oo ay ku qasban tahay cid kasta oo dooneysa inay soo booqato dhallaanka. Sida uu qoray wargeyska Mirror, aabaha oo magaciisa lagu soo koobay Jene ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan