Home / Cayaaro (page 20)

Cayaaro

Bukayo Saka oo helaya qandaraas wakhti dheer ah

Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Bukayo Saka u soo bandhigtay heshiis qaali ah si uu mustaqbalkiisa ugu hibeeyo kooxda. 20-sano jirkaan ayaa qandaraaska uu haatan kula jiro kooxda ka dhisan Waqooyiga London wuxuu dhacayaa xagaaga 2024-ka, ...

Read More »

Erik ten Hag oo kulankiisii ugu horreeyay ee Liverpool ku furtay guul

Himilo – Tababaraha kooxda Manchester United Erik ten Hag ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay qaab ciyaareedka ciyaartoydiisa kulankii furitaanka xilli ciyaareedka cusub ee Talaadadii ay Liverpool kula ciyaareen Thailand. Jadon Sancho, Fred, Anthony Martial iyo Facundo Pellistri ayaa shabaqa ...

Read More »

Mauricio Pochettino ka tagay shaqadii kooxda Paris Saint-Germain

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in tababare Mauricio Pochettino uu ka tagay kooxda ka dib 18 bilood oo keliya oo uu maamulayay. Tababarihii hore ee Tottenham Hotspur ayaa beddelay Thomas Tuchel sanadkii 2021-kii, wuxuuna kula guuleystay guud ahaan ...

Read More »

Manchester City oo beddelka Raheem Sterling u aragta Serge Gnabry

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay u dhaqaaqdo saxiixa garabka Bayern Munich Serge Gnabry haddii Raheem Sterling uu baxo xagaagan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa dhaliyay 14 gool, 34 kulan oo uu ...

Read More »

Shakira oo Gurigeeda darbiyo ku kordhisay si ay uga hortagto…

Himilo – Xiddigadda Reer Colombia ee Shakira ayaa darbi ku darday Gurigeeda si aysan xubnaha qoyska Gerard Piqué iyo waaliddiintiisuba aysan u gelin gurigeeda. Xiriirka laba lamaane ayaa soo dhamaaday bishii la soo dhaafay markii ay shaaciyeen soo afjaridda xiriirkii ...

Read More »

Yaa ka dambeeyay Chelsea in ay Raphinha ka dulqaaddo Arsenal?

Himilo – Kooxaha ugu tunka weyn Magaalada London ee caasimadda waddanka Ibgiriiska ee kala ah Arsenal iyo Chelsea ayaa ku dagaallamayay xiddiga Kooxda Leeds United ee Raphinha. Arsenal ayaa warbaahintu hadal heysay in ay ku guuleysatay heshiiska xiddiggan hayeeshee saacadihii ...

Read More »

Gareth Bale oo iska xaadiriyay Mareykanka, kooxdee ayuu ku biiray

Himilo – Weeraryahankii Kooxda Real Madrid Gareth Bale, ayaa iska xaadiriyay waddanka Mareykanka kaddib markii uu isaga tagay kooxda lagu naaneyso cad cadka ee sanadkan ku guuleysatay Champions League iyo Laliga Spain. Bale ayaa muddo dhowr sano ah oo uu ...

Read More »

Karpova: “waxkasta Putin ayaa naga qaatay, anaga waa u oggolaanay”

Himilo – Weeraryahanka Kooxda RCD Espanyol ee dalka Spain Nadya Karpova, ayaa ku catowday in dagaalka Ukraine uu saameeyay mustaqbalkeeda iyo dhamaan mustaqbalka Ciyaartoyda kala duwan ee waddanka Ruushka. Waxaa ay sheegtay in dadka waddanka Ruushka ay u oggolaadeen in ...

Read More »

Erik ten Hag oo amray in Cawska laga beddelo xerada tababarka ee United

Himilo – Tababaraha cusub ee Kooxda Man United ayaa waxaa uu amray shaqaalaha Xerada Tababarka Man United ee Carrington ee Cawska la jaro lana gaarsiio 15mm si uu baaska ciyaartooyda u fududaado. Erik; ayaa ballan qaaday in Man United uu ...

Read More »

Maxamed Salah oo ka tagaya Liverpool

Himilo – Weeraryahanka Reer Masar iyo Kooxda Liverpool ayaa shaaciyay in ay suuragaltahay in uu maro waddadii Mane kaddib markii ay kooxda isku fahmi waayeen heshiis cusub oo uu dalbaday. Saalax iyo Liverpool ayaa isku mari la’ dalabka mushaarkiisa todobaadlaha ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan