Himilo – Dhowr dal oo reer Yurub ah ayaa billaabaya in dadkooda nugul ay ka tallaalan cudurka dilaagga ah ee Covid-19, xilli feyruska cusub ku fidayo caalamka WHO-na ay ka digeyso inuusan noqon doonin midkii ugu danbeeyay. Tallaalkii ugu horreeyay ...
Read More »COVID 19
Kumanaan kiisas cusub ah oo laga soo warinayo UK
Himilo – Iyadoo feyruska cusub uu kusii faafayo UK, haddana tirakoobka maalinlaha ah ee Covid-19, ayaa muujinaya in la diiwaan galiyay 36,804 oo kiis, kuwaasi oo aan kala caddeyn inuu yahay feyruska cusub iyo inkale, waxaana u geeriyooday 691 oo ...
Read More »Cumaan oo baareysa kiisas looga shakiyay feyruska cusub
Himilo – Wasaaradda caafimaadka dalka Cumaan ayaa ku dhaawqday in afar qof oo safar kaga yimid Ingiriiska laga helay feyrus looga shakisan yahay midka cusub ee sida dhaqsaha ah ku faafa. Dr. Ahmed Al Saidi, wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in ...
Read More »Kiisaska Covid-19 ee dunida oo sii kordhaya
Himilo – Dunida waxaa sii kordhaya dadka qaadaya iyo kuwa u dhimanaya xanuunka dilaagga ah ee Covid-19, iyada uu ku dhacay dad ka badan 76 milyan oo ruux halka ay u dhinteen 1.7 milyan oo kale. Wadamada korarka laga dareemayo waxaa ...
Read More »Nooc cusub oo coronavirus ah oo laga helay UK
Himilo – Feyruskaasi cusub ayaa ah mid si deg-deg ah u fidaya marka loo barbardhigo midkii horrey loo yaqaanay, balse lama hubo in dadani ay u dhiman karaan, sida ay qortay BBC-da. Boris Johnson, ra’iisul wasaaraha Britain ayaa sheegay in noocan ...
Read More »CDC: Africa waxey wajaheyso mowjaddii labaad ee Covid-19
Himilo – Xarunta ka hortagga iyo xakameynta cudurrada ee Africa, ayaa sheegtay in dalalka qaaradda ay wajahayaan mowjadii labaad ee feyruska corona, xilli la heli karo 20% tallaalka ay u baahan yihiin dadyowgeeda. Sida lagu xusay xogta CDC wadamada bariga ...
Read More »Koofur Kuuriya: Dadka qaadaya Coronavirus oo kordhay
Himilo – Kiisaskii ugu badnaa ee maalin gudaheed laga diiwaan galiyo dalka Kuuroyada Koofureed ayaa lahelay arbacadan, iyada oo howl-wadeenada caafimaadka ay ku andacoonayaan in dadku aysan illaalineynin habka kala fogaanshiyaha cudurka. Wakaaladda ka hortagga iyo xakameynta cudurrada ee dalkaasi ...
Read More »Mareykanka oo dadkiisa ka tallaalaya cudurka Covid-19
Himilo – Shaqaalaha caafimaadka ayaa noqday kooxdii ugu horreeysay ee laga tallaalo cudurka aafada ah ee Covid-19 ee Mareykanka, kuwaas oo hormuud u ah la dagaalanka feyruska dilaagga ah ee corona. “Ku kalsoonow cilmi seyniska. Tallaalkani waxaa loo soo saaray ...
Read More »Jarmalka oo galaya xayiraad guud si loo xakameeyo kororka Covid-19
Himilo – Angela Merkel, hogaamiyaha Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi uu gali doono xayiraad guud oo billaaban doonta arbacada todobaadkan, si loola dagaalamo cudurka aafada ah ee Covid-19. Dugsiyada, Baararka, Maqaayadaha iyo Dukaamada aanan iibin waxyaabaha muhiimka ah ayaa ...
Read More »Mareykanka oo oggolaaday isticmaalka tallaalka Covid-19
Himilo – Hay’adda Mareykanka u qaabilsan cunnada iyo dawooyinka, ayaa oggolaatay in tallaalka ay soo saartay shirkadda Pfizer-BioNTech la siiyo dadka waayeelka ah amaba wajahaya xaaladaha kale ee caafimaad si ay kaga badbaadaan feyruska Karona. Oggolaanshiyahaasi ayey ku tilmaamtay FDA ...
Read More »