Himilo – Wadamada hodanka ah ayaa goor hore soo iibsaday dhibca tallaal oo ku filan si ay dadkooda seddax jeer kaga tallaalaan cudurka dilaagga ah ee Covid-19, halka kuwa soo korayana ay ka hareen dadaalka loogu jiro ciribtirka coronavirus, sidaasi ...
Read More »COVID 19
UK oo dadkeeda ka tallaaleysa Covid-19
Himilo – Sanad kaddib markii uu magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha uu ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee Covid-19, UK, ayaa noqoneysaa dalkii ugu horreeyay ee billaabay in dadkiisu uu ka tallaalo feyruskaasi ay u geeriyoodeen 1.52-ka milyan ee qof ...
Read More »WHO: Tallaalku ma ciribtiri doono Covid-19
Himilo – Hay’adda Caafimaadka dunida ee WHO ayaa ka digtay in la isku haleeyo tallaalada Covid-19, kuwaas oo ay sheegtay inaysan ciribtiri karin cudurka dilaaga ah. “Tallaaladu kama dhigna in xanuunku baaba’ayo, waxey kaabe xoogan u yihiin qalabka lagu baaro ...
Read More »Dunida: 1.52 Milyan oo ruux ayaa u geeriyooday Covid-19
Himilo – In ka badan 1.52 milyan oo ruux ayaa caalamka ugu dhimatay halka 66 milyan oo qofna ay qaadeen feyruska dilaagga ah ee corona, xilli dowladaha dunida ay qorsheeynayaan in dadkooda la gaariyaan tallaalada xanuunka si loo xakameeyo, AFP ...
Read More »Dadka degan Japan oo heli doona tallaal bilaash ah
Himilo – Dowladda Japan ayaa tallaal bilaash ah siin doonta dadka ku nool dalkeeda oo lagu qaddaro 126 milyan oo ruux, si loo xakameeyo xanuunka sida fudud ku faafa ee Covid-19. Tilaabadan tallaal bixinta ah ayaa waxaa ansixiyay golaha aqalka ...
Read More »Halkee Habboon inaad ku xirato Af-saabka?
Himilo – Xirashada gafuur xirka waxey yareeysaa faafidda feyruska karona, isaga oo kaa difaacaya inay kusoo gaaraan dhibcaha kasoo baxaya ruuxa qaba Covid-19 marka uu qufaco, hindhiso amaba hadlo. Adiga qudhaadana waxaa kaa badbaadaya dadka kale. Af-saabka sida hagaagsan loo ...
Read More »Covid-19 oo kusii fidaya Mareykanka
Himilo – Mareykanka, kiisaska cudurka dilaagga ah ee Covid-19 ayaa kor u dhaafay 13 milyan oo kiis, sida ay shaacisay jaamacadda Johns Hopkins. Lix cisho kahor kiisasku waxey ahaayeen 12-milyan oo kale, waxaana wax ka yar todobaad qaaday feyruska karona ...
Read More »Yurub oo heshiis la xiriira tallaalka Covid-19 la gashay Moderna
Himilo – Midowga Yurub ayaa heshiis la gaaray shirkadda Mareykanka laga leeyahay ee Moderna, taas oo ka mid ah shirkadaha soo saaray tallaalka cudurka Covid-19, sida ay shaacisay madaxa golaha sare ee Midowga. “Waan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo inaan ...
Read More »Kiisaska Covid-19 ee Mareykanka oo ka sara maray 12-Milyan
Himilo – Mareykanka waxaa kordhay tirada dadka qaaday feyruska corona, kuwaas oo oo gaaray 12,002,863 oo ruux, waxaana maalinkii laga diiwaan galiyaa in ka badan 200,000 oo kiisas cusub ah, sida uu baahiyay telefishinka NBC. Waxaa sidoo kale kordhay dadka ...
Read More »WHO: Yurub waxey wajaheysaa lix bil oo adag oo uu sii fidayo coronavirus
Himilo – Lix bil oo adag ayaa kusoo wajahan dalalka reer Yurub oo mar kale xudun u noqday faafitaanka feyruska dilaagga ah ee Karona, sidaasi waxaa ka digeysa hay’adda caafimaadka dunida ee WHO. Hans Kluge, agaasimaha WHO ee Yurub ayaa ...
Read More »