Himilo – Mas’uuliyiin ka socday 130 dal oo kulan ku yeeshay Hindiya ayaa isla afgartay tallaabooyin cusub oo lagu badbaadinayo shabeelka iyo maroodiga qaaradda Asia. Goor sii horreysay, 6 kamid ah dowladaha Asia ayaa soo jeediyay qorshayaal lagu ilaalinayo shabeelka ...
Read More »Deegaan
Lakulan – 60 jirka ay reer Hindiya ugu yeeraan ‘Ninka Keynta’
Himilo – Magaciisu waa Jadaf Payeng, waa 60 sanno jir beeraley ah, waxa uu ku nool yahay guri iska meel dhexaad ah oo ku yaalla Waqoyiga Hindiya balse dhinaca danbe ee hoygiisa waxa uu ku arkay geedo sii dhimanaya, wabiga ...
Read More »Sahan: 94% dadka Talyaaniga diyaar ayay u yihiin joojinta adeegsiga balaastikada
Himilo – Sahan la sameeyay dhawaan ayaa muujiyay in 94% dadka Talyaaniga inay diyaar u yihiin joojinta adeegsiga nuucyada balaastikada kala duwan. Sahanka oo uu sameeyay bankiga maal-geshiga Yurub iyo shirkadda BVI ee Faransiiska ayaa tilmaamaya in dadka Talyaaniga doonayaan ...
Read More »Just Room Enough – Jaziiradda ugu yar Adduunka
Himilo – Dhul la-mood yar oo la yiraahdo Just Room Enough Island waxa hadda loo tix-geliyaa midda ugu yar jaziiradaha adduunka oo dhan. Waxay ka kooban tahay aqal yar iyo dhowr geed oo waaweyn iyo sidoo kale fadhi ardaaga guriga ...
Read More »Wax ka ogow nolosha bisadaha
Himilo- Naflay yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta; Dinnad, Mukulaal, Yaanyuur, Waxaa jira in ka badan 500 oo malyuun oo Mukulaalo ah oo rabaayado ah. Waxaana jira ku dhawaad 40 unug-dhamays oo Yaanyuurro ah dunida ...
Read More »11 Dec- Maalinta caalamiga ee buuraha
Himilo- Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee sannadka ...
Read More »Austria oo u beddalaysa gurigii uu ku dhashay Hitler xarun booliis
Himilo- Xukuumadda Austria ayaa go’aansatay in guriga uu ku dhashay Adolf Hitler loo beddalo xarun booliis kaddib muddo dhowr sanno ah oo ay taagneyd dood xagga sharciga ah. Wasaaradda arrimaha gudaha Austria ayaa sheegtay in guriga laga dhigi doono xarun ...
Read More »Sababta Salax banooni ay labadiisa goolal uga hor baxayaan Geedaha+ sawirro
Himilo- Salax cusub oo laga dhisay caasimadda Colombia ee Bogota ayaa soo jiitay indhaha dad badan maadaama labadiisa gool ee shabaqa ay kasoo horreeyaan labo geed. Marka loo eego warbaahinta Colombia, tani waxay timid markii dood gaartay heer maxkamad lagu ...
Read More »31 October – Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka
Himilo- Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa sannadkii 2013-ka ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Markii ugu horreysay xuska Maalinta Caalamiga ee Magaaloobidda waxaa lagu qabtay Shanghai dalka Shiinaha 31 Oct sanadkii 2014. Waxaana halheys ...
Read More »Philipiness: Tuulo yar oo dadweynaha cunto loogu beddalayo qashinka ay uruuriyaan!
Himilo- Maamulka Philippines ayaa la dagaalamaya labo dhibaato oo kamid ah khataraha ugu weyn ee ka jira tuulada Bayanan ee kala ah gaajada iyo wasakhda balaastikada ah. Tuulada dhacda Philippines ayaa dadaal ugu jirta sidii loo yareyn lahaa qashinka balaastikada ...
Read More »