Home / Deegaan (page 12)

Deegaan

Pakistan: Marka aad guri dhisanayso waa inaad beertaa labo geed!

Himilo FM –Si looga shaqeeyo billicda deegaanka, maxkamadda sarre ee Lahore ayaa ku dhawaaqday inay waajib tahay in qofka uu ugu yaraan talaalo labo geed marka uu dhisanayo guri. Isaga oo akhrinayay warqad furan oo la xiriirta wasakhda deegaanka ayaa ...

Read More »

Indonesia oo ka guureysa caasimadeeda Jakarta

Himilo FM –Madaxweynaha Indonesia ayaa go’aansaday in caasimadda dalkaasi laga wareejiyo magaalada Jakarta iyadoo laga dhigayo magaale kale oo isla jasiiradda ku taalla. Magaalada rasmiga ah ee loo caleema saarayo caasimadda ayaan wali laga qaadan go’aan hase ahaatee waxay qaadan ...

Read More »

Lakulan – Ninka ugaarsaday ee dilay 5,000 Maroodi

Himilo FM – Ron Thompson oo u dhashay Zimbabwe ayaa ugaarsaday oo dilay 5,000 oo maroodi iyo boqolaal kale oo kamid ah duur-joogta 50-kii sanno ee ugu danbeysay. Waxa uu dhawaan sheegay in uusan marnaba dareemeyn qoomamo la xiriirta waxa ...

Read More »

Barkad lagu dabaasho tan ugu gunta dheer caalamka oo la furayo

Himilo FM –Barkadda ugu gunta dheer caalamka ayaa la filayaa in laga furo dalka Poland sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Gunta hoose ee barkada Deepspot ayaa gaaraysa 45 Mitir, waxaana loo diyaariyay xirfadlayaasha dabaasha iyo kuwa billowga ah. Waxay ...

Read More »

Hindiya: Koox haween ah oo muddo 20 sanno ah ilaalinaya keymo

Himilo FM –Koox haween ah oo ka kooban 75 qofood ayaa maalin kasta oo kamid ahayd 20-kii sanno ee la soo dhaafay waxay ilaalinayaan dhul keymo ah oo cabbirkiisu yahay 75 Hectare oo ku yaalla gobalka Odisha ee dalka Hindiya. ...

Read More »

Kazakhstan oo sharfeysa madaxweynihii hore ee dalkaasi

Himilo FM –Dowladda Kazakhstan ayaa go’aansatay inay magaca ka beddasho caasimadda dalkaasi ee Astana iyadoo loogu magac darayo madaxweynihii hore ee Nursultan Nazarbayev. Warqad ka soo baxday xafiiska madaxweynaha cusub ee dalkaasi Kassym-Zhomart Tokayev ayaa lagu xaqiijiyay qorshaha ah in ...

Read More »

22 March: Maalinta Caalamiga ee Biyaha

Himilo FM – 22 bisha March sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn – ...

Read More »

Sahan: Magaalooyinka ugu qaalisan iyo kuwa ugu jaban xagga nolosha

Himilo FM –Magaalooyinka Paris, Hong Kong iyo Singapore ayaa safka hore ka soo galay liiska magaalooyinka ugu qaalisan caalamka. Waa markii ugu horreysay oo ay seddex magaalo qeybsadaan kaalinta ugu horreysa ee sahanka sanadlaha ah ee uu sameeyo Economist muddo ...

Read More »

Daraasad cusub: Meeraha Mercury ayaa u dhaw dhulka!

Himilo FM –Meeraha Venus ayaa in muddo ah lagu tirinayay inuu yahay kan ugu dhaw dhulka laakiin waxa uu tilmaamtan ku weyn karaa natiijada baaritaan cusub oo dhaliyay dood badan. Baarayaal katirsan jaamacadda Alabama ayaa sheegay in meeraha Mercury uu ...

Read More »

Waa kuwee dalalka leh hawada ugu nadiifsan caalamka?

Himilo FM –Finland ayaa ku faaneysa inay noqotay dalka ugu hawada wanaagsan ururka Midowga Yurub hase ahatee marka la eego caalamka oo dhan waxaa ka horreysa Iceland oo leh hawada ugu nadiifsan dunida. Kaalmaha kale ee xigga ee dalalka leh ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan