Himilo FM –Magaalada Vienna ayaa sannadkii 10aad oo xiriir ah waxay noqotay magaalada ugu wanaagsan caalamka ee lagu noolaado. Sida ku xusan qiimeynta Mercer Quality of Living Survey, magaalooyinka Yurub ayaa noqday kuwa ugu horreeya liiska magaalooyinka ugu wanaagsan xagga ...
Read More »Deegaan
Turkiga: Lamaane ku nool jasiirad fog muddo 15 sanno ah!
Himilo FM –Hüseyin Afacan iyo xaaskiisa Ayşe Afacan oo da’doodu tahay toddobaatameeyo ayaa ku nool jasiiradda fog ee Çiçek muddo 15 sanno ah sida laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah ee Turkiga. Waxaa ku yaalla jasiiradan geedaha nuucyadooda kala duwan ...
Read More »3-da Maarso – Maalinta Caalamiga ee Duurjoogta
Himilo FM – 3-da bisha March sannad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysaa baahida ...
Read More »Tuugo xaday geedo ku fadhiya 118 kun doolar!
Himilo FM – Koox xirfadlayaal tuugo ah ayay u suura gashay inay xadaan 7 geed oo ah nuuca yaryar oo ku fadhiya qiimo dhan 118 kun oo doolar sida ay qoreen inta badan warbaahinta caalamka. Waxa uu falka xatooyada ah ...
Read More »Magaalo lacag kugu siineysa inaad ku safarto baaskiil
Himilo FM –Dowladda hoose ee magaalo dhacda koonfurta Talyaaniga ayaa siinaysa muwaadin kasta lacag dhan 250 Euro oo u dhiganta 283 doolar haddii uu adeegsanayo baaskiil halkii uu raaci lahaa mooto ama gaari. Tani waxay qeyb ka tahay mashruuc cusub ...
Read More »Wax ka ogow sababta loo iibinayo gobal ku yaala Mareykanka?
Himilo FM –Dalka Mareykanka, kumanaan qofood ayaa falcelin ka sameeyay warqad furan oo lagu iibinayo gobalka Montana ee dhaca waqooyiga dalkaasi si deymaha dalka lagu leeyahay loo yareeyo. Wrageyska Time ee Mareykanka ka soo baxa ayaa sheegay in 12 kun ...
Read More »Seynisyahan caan ah oo wax badan ka sheegay kuleylka dunida oo geeriyooday
Himilo FM –Seynisyahan bixiyay digniinadii ugu horreeyay ee ku saabsan isbadalka cimilada islamarkaana caan ku ahaa eray bixinta “Kuleylka caalamiga ah” ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 87. Wallace Smith oo muddo dheer bare ka ahaa jaamacadda Columbia University ayaa ...
Read More »Haweenay 81 jir ah oo keligeed ku nool jasiirad!
Himilo FM –Kim Sin-yeol waa 81 jir ka soo jeeda koonfur Kuuriya, waxay keli ku tahay oo ay ku nooshahay jasiiradda Dokdo oo ay ku wada muransan yihiin dalalka koonfur Kuuriya iyo Jabaan. Kim waa qofka keliya ee deggan jasiiradda ...
Read More »Wax ka ogow sheekada ninka xanaaneeya 2 Milyan oo balan baalis ah!
Himilo FM –Balan baalista waxaa lagu tiriyaa xayawaanada ugu quruxda badan si gaar ah kuwa xasharaadka, waxay leedahay qurux indho daraan-dar ah iyo midabo soo jiidasho leh. Waxay balan baalista ku habboon tahay deegaan kasta laakiin waxay ku badan tahay ...
Read More »Baraf caddihii Ruushka oo madoobaaday!
Himilo FM – Ruushka waa mid ka mid ah waddamada ugu qabow dunida, barafku waxa uu u da’aa sida roobka! Balse bilowgii toddobaadkan dadka deggan magaalooyinka Kiselevsk iyo Prokopyevsk waxay ku waabariisteen barafkii caddaa ee jidadka warnaa oo isku bedelay ...
Read More »