Home / Deegaan (page 15)

Deegaan

Imaaraadka Carabta oo ganaaxaya dadka wasaqeeya wadooyinka

Himilo FM – Booliiska dalka Imaaraadka Carabta ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu ganaaxayo dadka wasaqeeya wadooyinka ee tuba qashinka. Darawalada gawaarida saaran ee qashinka dhiga wadooyinka ayaa lagu ganaaxayaa lacag dhan 270 kun oo doolar iyadoo laga calaameynayo ...

Read More »

Dhuxushu – deegaan dooriye indhaha laga datay!

Himilo FM – Isticmaalka dhuxusha waxa uu ahaa soo jireen,balse waxa uu sii laba-laxaadsaday markii loo arkay il ganacsi, dadkuna ay u bateen magaalooyinka, waxyaabaha kale ee kor u qaaday isticmaalkeeda waxaa kamid ah saboolnimada iyo dawlad la’aanta. 50% dhuxusha ...

Read More »

Hindiya: Khatarta daanyeero loo caal waayay!

Himilo FM –  Xukuumadda Hindiya waxay wajahaysaa doorashooyin adag sannadka soo socda hase ahaatee waxaa marka hore looga baahan yahay inay la tacaasho arrin ka culus mucaaradka oo ah daanyeerada khatarta ku haya xarumaheeda magaalada New Delhi. Daanyeerada ayaa fowdo ...

Read More »

Xog ku saabsan marin-biyoodka ugu mashquulka badan adduunka

Himilo FM – Kanaalka Suweys waa marin-biyood laga sameeyay Masar kaasi oo xiriiriya badaha Mediterranean-ka iyo badda cas. Kanaalkani waxa uu Masar u leeyahay ahmiyad weyn, waana il-dhaqaale wanaagsan ka soo galo dalkaasi. Tirada marakiibta isticmaashay kanaalkani sannadkii 2013 ayaa ...

Read More »

Hindiya: 1 milyan oo qofood ayaa u dhinta wasaqda hawada sannad kasta

Himilo FM –  Baaritaan cusub ayaa muujiyay in ku dhawaad 1.2 milyan oo qofood inay u dhinteen wasaqda hawada dalka Hindiya sannadkii la soo dhaafay ee 2017. Waxay ka dhigan tahay tiradan 12% guud ahaan dhimashada lala xiriiriyo wasaqda hawada caalamka ...

Read More »

$10 Kun ayay ku siineysaa magaalada Tulsa haddii aad deggayso!

MagaaladaTulsa ee dalka Mareykanka ayaa billowday dadaal lagu dhiira-gelinayo inay dad badan u soo guuraan magaaladaasi oo dooneysa inay xoojiso fursadaha koriimada dhaqaalaha kaddib markii inta badan dadkii degganaa u dhaqaaqeen magaalooyinka waaweyn ee Mareykanka. Magaalada Tusla oo katirsan gobalka ...

Read More »

Waa kuwee dalalka ugu cimilada kulul meerayaha Dhulka?

Muqdisho – Bogga “Business Insider” ayaa warbixin kooban ka qoray dalalka ugu cimilada kulul caalamka, waxaana inta badan dalalka noqdeen kuwa qaaradda Afrika dhaca. Liiska dalalka laga tilmaamay kuleylka waxaa kaalinta koobaad ka timid Jabuuti oo heer kulkeeda uu gaaro ...

Read More »

Wasaqeynta Deegaanka – Halis Mugdi gelinaysa Mustaqbalka Beritto!

Muqdisho – Wasaqowgu waa mid kamid ah dilayaasha dunida ugu waaweyn kaas oo saameynaya in ka badan 100 milyan oo qof. Taasi waxay tiro ahaan la siman yahay cudurrada waaweyn sida Duumada iyo feyruska dilaaga HIV. Si kale marka loo ...

Read More »

Maxaad ka og tahay dhibaatada bacdu ku heyso nolosha iyo deegaanka?

Muqdisho – Waxaad maalin kasta ku ridataa adeegga iyo alaabada aad sidato. Waxaad jidadka ku aragtaa in kale oo baco ah oo dabeyluhu hadba dhinac u xoorayaan. Hayeeshe waligaa ma is-weydiisay imisa bac ayaan maalinle u isticmaalnaa? In intee la’eg ...

Read More »

Dayaca iyo Dar-xumida heysata Eeyaha

Muqdisho – Qarniyadii danbe, siiba marka laga tis-qaado ilbaxnimada ay Galbeedku dunida ku hoggaamiyaan, waxaa aad u kordhay fahamka la xiriira adeegsiga noolaha – iyada oo taasi loo marayo waddooyinka kasta oo lagu suura-galinayo inay qeyb ka noqdaan howlaha danta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan