Home / Deegaan (page 7)

Deegaan

Australia: Buurta gubaneysa 6-kun ee sano

Himilo – Tixanaha dhuxuleed ee xiriirsan 30-ka mitir ee ku dhinac yaalla buurta Wingen ee dalka Australia ayaa holcaya muddo ku siman lix kun oo sano, dabkaasi oo noqoday midkii ugu mudada dheeraa ee soo mara caalamka. Dabka qabsada dhuxulaha ...

Read More »

Myanmar: Xayawaanada bakhtiya oo la xabaalo

Himilo – Wadamo badan oo uu ku jiro dalkeenna xayawaanada aan xannaaneysano amaba innala nool marka ay bakhtiyaan malaha goobo gaar ah oo lagu aaso, si loo illaaliyo caafimaadka bulshada iyo nadaafadda degaankaba, balse dad ku nool dalka Burma mushkiladaasi ...

Read More »

Pakistan oo beereysa 10 bilyan oo geed

Himilo – Si loo dhireeyo degaanka oo loola dagaalamo isbaddelka cimilada, dowladda Pakistaan ayaa wada olole lagu tallaalayo 10 bilyan oo geed, midkaas oo noqonaya mashruucii ugu ballaarnaa adduunka ee lagu beero dhir. Wajiga koowaad ee mashruuca ayaa lagu beerayaa ...

Read More »

Karakoram2: Buurta labaad ee ugu dheer caalamka

Buurta labaad ee ugu dheer caalamka ee K2 oo sidoo kale loo yaqaano Chhogori waxey ku taalaa waqooyiga ee dalka Pakistan,meel aan ka fogeyn soohdinta uu la wadaago Shiinaha. Chhogori oo ka mid ah tixanaha buuraleyda Himilaayo waxaa dhirirkeeda uu ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan Australia

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Australia, waxay isku tahay waddan iyo qaarad. Bedka dhulkeeda waa 7,741,220 km labo jibbaaran. waxay fidsan tahay qaaradda ay  wadato magaceeda iyo jasiiraddo kale oo ku xeeran. Canberra  waa caasimadda iyo magaalada ugu weyn. Luuqad rasmi ah ma ...

Read More »

Qarniga Ugu Kulul Caalamka

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Qarnigan 21-aad ee aan nool nahay waxaa loo asteeyay qarniga ugu kulul dunida laga soo bilaabo 1850-kii-kacaankii Warshadaha. Dabagal ay sameeyeen Khubaro dhan 528 oo kasoo kala jeeda 61 dal ayaa lagu sheegay in intii u dhaxeysay sanadihii ...

Read More »

Degmo gabadhii ku dhalataba loo beero geedo!

Himilo – Tan iyo sannadkii 2006-dii, daganayaasha xaafadda Piplantri oo dhacda koonfurta degmada Rajsamand ee gobalka Rajasthan, waxay beeraan 111 geed si gabadhii dhalata loogu dabaal-deggo. Siinta celcelis dhan 60 gabdhood in lagu dhalo degmada sannad kasta, daganayaashu waxay maareeyeen ...

Read More »

Hal mid iska weydii Singapore?!

Himilo – Horumarka la sheego gebigiis wuxuu ku saleysmaa sida ay u wada fal-galaan saddex siyaabood oo kala ah tirada dadka, dhulka iyo waqtiga la heysto. Sida saddexdaas la iskugu geeyo ayuu ku saleysmaa horumarka la sheego gebi ahaantiis. Bilowga ...

Read More »

Sawirro — Sababta guri labadiisa dhinac loo mariyay buundo

Kaabad ama buundo cusub oo laga dhisay waddanka Shiinaha ayaa soo jiidanaysa indhaha dadyowgaas. Waxaana sheekadeedu ay sameysay hadal-heyn qaran gudaha Shiinaha. Sababta oo ah waxaa laga dul dhisay guri dherer ahaan u dhuuban oo ninkii lahaa uu iska diiday ...

Read More »

Dhibaatada iyo halista xilliyada roobka ka curto geyigeenna

Himilo – Tilmaamaha laga bixiyo aragtida dhiiqada iyo wasaqda xilliyada roobku curto waxay u muuqdaan inaysan kala fogeyn. Dadka oo la qabsaday iyo maalmaha yar ee dhiiqada iyo uskaga ka dhasha oo in yar kaddib ku idlaada oogada dusheeda ayaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan