Himilo – Weeraryahankii hore ee Barcelona Rivaldo ayaa ku adkeystay in Philippe Coutinho uu wali mustaqbal ku leeyahay Camp Nou haddii uu dib u soo celiyo qaab-cayaareedkiisii markii uu joogay Liverpool. Coutinho ayaa noqday laacibka labaad ee ugu qaalisan taariikhda ...
Read More »Dibada
Traore “ Ma ahi sida Raheem Sterling.”
Himilo – Cayaaryahanka kooxda Wolves Adama Traore ayaa kahor yimid in lala barbardhigo laacibka Man City ee Raheem Sterling. Traore ayaa ku jira bandhig wanaagsan xilli cayaareedkan isaga oo dhaliyay lix gool islamarkaana sameeyay 10 caawin ah 43 kulan oo ...
Read More »Man United iyo Arsenal oo dalban kara Griezmann
Himilo – Manchester United iyo Arsenal ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqi karaan weeraryahanka kooxda Barcelona Antoine Griezmann inta lagu guda jiro suuq furanka soo socda. Barcelona ayaa u furan inay iibiso laacibka Faransiiska kahor billowga ol-olaha 2020-221 iyada ...
Read More »Ancelotti oo doonaya in uu Thiago Silva keeno garoonka Goodison Park
Himilo – Everton ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqi karto kabtanka kooxda Paris Saint-Germain Thiago Silva suuq furanka xagaaga. 35 jirka ayaa mar kale u noqday cayaaryahan muhiim ah kooxda Faransiiska intii lagu guda jiray ol-olaha 2019-2020 isaga oo ...
Read More »Waa kuwee afarta koox ee horyaalka Ingiriiska ee doonaya saxiixa Coutinho?
Himilo – Cayaaryahanka kooxda Barcelona Philippe Coutinho ayaa lagu soo warinayaa inay doonayaan afar kamid ah kooxaha horyaalka Ingiriiska kaddib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in uu laacibka ku soo laaban karo England. Laacibka reer Brazil oo ku guuldareystay ...
Read More »Liverpool oo heshiisyo cusub ka saxiixaysa Alisson iyo Van Dijk
Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay dhammeystireyso heshiisyo cusub oo ay ka saxiixdo Alisson iyo Virgil Van Dijk. Cayaaryahannada ayaa kaalin weyn ka qaatay ol-olaha Liverpool ee 2019-20 inkasta oo safarkooda horyaalkii ugu horreeyay ee Ingiriiska uu saameyn ...
Read More »Luka Jovic oo loo bandhigayo Chelsea iyo Tottenham
Himilo – Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay ku farraxsan tahay inay fasaxdo weeraryahankeeda Luka Jovic suuq furanka xagaaga. Inkasta oo Jovic u diyaar garoobayay in uu ka tago garoonka Bernabeu xagaaga kaddib markii uu ku lug yeeshay keliya ...
Read More »Thomas Meunier oo ku biiraya Borussia Dortmund
Himilo – Daafac dhexe ee kooxda PSG Thomas Meunier ayaa oggolaaday in uu ku biiro Borussia Dortmund heshiis ku kacaya £45m Milyan xagaaga. Qandaraaska 28 jirka ee Parc des Princes ayaa dhacaya xagaaga iyada oo aan laga wada hadlin muddo ...
Read More »Muxuu Juan Mata ka yiri Bruno Fernandes?
Himilo – Khadka dhexe ee Manchester United Juan Mata ayaa sheegay in uu ku farraxsan yahay in uu ka garab cayaaro Bruno Fernandes sabab la xiriirta inay leeyihiin qaab-cayaareed isku mid ah. Fernandes ayaa la rumeysan yahay in uu raad ...
Read More »Real Madrid oo Barcelona kula tartameysa Aubameyang
Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo warmayaa inay Barcelona kula tartameyso saxiixa kabtanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang. Qandaraaska 30 jirka ee garoonka Emirates ayaa dhacaya xagaaga soo socda, waxaana si weyn loola xiriiriyay in uu u dhaqaaqi karo garoonka La ...
Read More »