Himilo FM – Muuqaal lagu baahiyay shabakadaha Internet-ka ayaa muujiyay tima jaraha ugu da’da yar caalamka oo dhan isaga oo timaha ka jaraya haween. Wargeyska Daily Mail ayaa qoray in waalidiinta wiilka yar ee 6 jirka ah inay bareen xirfadda ...
Read More »Haweenka
Wax ka ogow dalalka haweenka garaaca raggooda!
Himilo FM – Xarunta baaritaanada danbiyada hay’adda QM ayaa shaacisay in haweenka Masar noqdeen kuwa ugu horreeya ee garaaca raggooda caalamka oo dhan. Dr Ashjan Nabil oo ku taqasusay arrimaha qoyska ayaa tilmaamay in dadaalo badan oo lagu taageeri jiray ...
Read More »Haweenay aan maqli kerin keliya codka ragga!
Himilo FM – Haweenay u dhalatay dalka Shiinaha ayaa laga helay xannuun ku dhaca maqalka oo naadir ah kaasi oo qofka ka dhigaya inuusan maqli karin codadka hoose gaar ahaan codka ragga. Warbaahinta Shiinaha ayaa qortay in haweenayda oo ka ...
Read More »Saaxiibkeeda ayaa jirdilay markii ay badashay sawir u saarnaa Facebook-ga
Himilo FM – Gabar u dhalatay dalka Ingiriiska oo ka soo jeeda magaalada Liverpool ayaa daaha ka qaaday sheeko ku saabsan jirdil xooggan oo uu u geystay nin ay wada socdeen kaddib markii ay badashay sawir labadooda ah oo u ...
Read More »Sacuudiga: Haweenka oo farriimo lagu ogeysiinayo furriinka!
Himilo FM – Sacuudiga ayaa hirgalinaya sharci cusub oo siinaya haweenka dalkaasi xaqqa ah in furriinka la sii ogeysiiyo kahor inta uusan qofka ku dhawaaqin. Laga billaabo maanta oo Axad ah, maxkamadaha Sacuudiga ayaa ku qasban inay farriin gaarsiiyaan haweenayda ...
Read More »Mataano dhalashadooda u dhaxaysay 12 maalin!
Himilo FM – Ma cusba in mataano la dhalo, waan aragnaa ama maqalnaa, wax badan ma kala dambeeyaan sida caadiga ah markay dhalanayaan . Balse haweeney u dhalatay UK ayaa diiwaan sameysay kaddib markii ay dhashay mataano kala dambeeyay 12 ...
Read More »Haweenay carqaladeysay aroos iyadoo sheeganaysa inay tahay xaaska arooska
Himilo FM – Dalka Kenya, aroos ka dhacayay Nakuru ayaa isu badalay fowdo kaddib markii haweenay 21 jir ah ay si xoog ah ku soo gashay xafladda iyadoo sheeganaysa inay tahay xaaska arooska. Xafladda arooska waxaa loo dhigayay Deniis Kinyanjui ...
Read More »Hindiya: 65 jir dhashay cunuggeeda labaad
Haweenay u dhalatay dalka Hindiya ayaa sheegatay inay kamid tahay haweenka ugu da’da weyn caalamka ee dhala sida uu ku soo waramayo wargeyska Daily Mail ee dalka Ingiriiska. Wargeyska waxa uu tilmaamay in haweenaydan oo da’deedu tahay 65 jir inay ...
Read More »La kulan: gabadha aragga la’ ee doonaysa inay fuusho buurta Everest
Himilo FM – Inkastoo fuulidda buuraha aysan soo jiidan dad badan oo aragga la’ sababo la xiriira nuuca shaqadaasi haddana gabar u dhalatay dalka Masar ayaa ku dhiiranaysa inay ka gudubto arrintaasi oo ay la qabsato fuulidda buuraha oo ah ...
Read More »Mareykanka: Haweenay dhashay iyadoo garba-duub u xeran!
Himilo FM – Haweenay ku nool magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ayaa martay xannuun daran markii ay dhashay iyadoo gacmaha ka xeran sida uu qoray wargeyska Independent. Haweenayda oo ah 27 jir ayaa dareemaysay xannuun la xiriira dhalmo markii booliisku ...
Read More »