Home / Macluumaad (page 38)

Macluumaad

Robot la barayo sida cuntooyinka loo dhadhamiyo

Himilo – Robot kariye ah ayaa loo tababaray dhadhaminta cuntooyinka. Hadda wuxuu awoodaa inuu sida aadanaha kala saaro. Mashiinkan waxaa sameeyay jaamacadda Cambridge University. Waxaa la sheegay inuu sheegi karo cuntada waxa ka dhiman. Robot-kan ayaa cuntada sida bani aadamka ...

Read More »

Sharciyaynta lacagta Bitcoin oo ka billaabaneysa Africa

Himilo – Waddanka dhaca bartamaha Africa ee Central African Republic (CAR) ayaa adeegsiga lacagta loo yaqaano (cryptocurrency) ka dhigay mid sharci ah, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska madaxweynaha. Baarlamaanka dalkaas ayaa ugu codeeyay cod aqlabiyad leh in ...

Read More »

La kulan – ninka marka uu seexanayo xirto Taayga suudka

Himilo – Bedir Akbulut oo u dhashay dalka Turkiga ayaa muddo 63 sanno ah aad u danaynaya inuu xirto taayga lagu xirto dharka isku-joogga ah maalin kasta, ilaa ay ka noqotay qayb ka mid ah shakhsiyadiisa. 70 jirkan wuxuu ku ...

Read More »

Xog ku saabsan soonka wadaca ee bisha soon-fureed

Himilo – Waxaa dhamaaday bishii barakeysaneyd ee ramadaan. Waxaa la soo gunaanaday maalmo afxirnaan waajib ah oo la gudanayay. Cunistii, cabbidii iyo gogoshii laga soomanaa maalinkii ayay dadku dib u billaabaan marka ay ildeystaan bisha Soon-qaad. Culimada ayaa ku taliya ...

Read More »

Adaabta munaasabadda Iiddul Fidriga

Himilo – Iiddul Fidriga waa mid ka mid ah munaasabadaha farxadeed ee muslimiinta u gaarka ah. Dhamaadka bisha soon-qaad ayaa loo debbaal degaa sanad walba. Waxaa jira waxyaabo sunne ah oo ay ku taliyaan culimada in la sameeyo inta lagu ...

Read More »

Ciidul Fitri 2022: Dowladaha caalamka oo baadigoobaya bisha Shawaal

Himilo – Soonka waxa uu marayaa heer gabagabo ah, dhammaadka bishan ramadaan waxey muslimiinta caalamka u dabbaal-degaan ciidul Fitriga. Inkasta oo ay ku xiran tahay aragtida bisha soon-fureed, haddana waxey dowladaha Islaamka isku raacsan yihiin in ciiddu noqoneyso Isniin- labada ...

Read More »

Xog ku saabsan Sakaatul Fidriga

Himilo – Qof kasta oo muslim ah waxaa ku waajib ah inuu bixiyo ama laga bixiyo Dakara Soon (Sakaatul Fidri) marka ay dhalato bisha soon fureed. Waa sako laga bixiyo qofka muslim ah sanadkiiba mar iyadoo aan loo fiirineynin da’diisa ...

Read More »

Xagee ayay ka timaadaa Timirta lagu afuro bisha Soon-qaad?

Himilo – Bisha Ramadaan Muslimiintu waxay ka af haystaan cunidda, Cabdidda iyo xiriirka gogosha inta lagu jiro saacadaha dharaarta si ay u helaan ajirka alle. Marka gabbalku dhaco saa’imiintu waxay ku  af billowdaan timir taas oo ku kala duwan dhadhanka ...

Read More »

Muslimiin ka badan 14 milyan oo booqday masjidka nabiga bishan Soon

Himilo – In ka badan 14 milyan oo muslimiin ah ayaa booqday masjidka Nabigeenna Muxamed NNKH ee ku yaala magaalada Madiina ee dalka Sacuudi Carabiya tan iyo markii ay bilatay bisha barakeysan ee soon. Warsidaha Saudi Gazette, ayaa daabacay in ...

Read More »

Isbitaal bukaanadiisa bisha Ramadaan baraya Qur’aanka Kariimka

Himilo – Isbitaalka Sabuncoglu Sharif El-Din, oo xiriir la leh Jaamacadda Amasya ee Turkiga, ayaa dadka bukaanka ah ee ku jira baraya Qur’aanka kariimka inta lagu gudo jiro bisha barakeysan. Muuqaal laga soo duubay ayaa muujinaya bukaanada oo marka hore ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan