Home / Macluumaad (page 62)

Macluumaad

QM: 1.6-bilyan oo ton oo cunno ah ayaa la khasaariyaa sannadkii

Himilo – 14-boqolkiiba, cunnooyinka lasoo saaro dunida oo dhan waxey noqdaan kuwa khasaara oo waxey ku lumaan gacanta u dhaxeysa beeraleyda, ganacsatada, illaa laga soo gaaro macaamiilka, taas oo ay sii dheer tahay tan ay lumiyaan isticmaalayaasha. Markii la khasaariyo ...

Read More »

Naxash jira 2,500 oo sanno oo laga helay Masar

Himilo – koox baarta raadadka qadiimiga ah, ayaa soo helay 27-naxash, kuwaas oo la rumeysan yahay inay jiraan 2,500 oo sanno. Waxaa laga helay qabuuraha qadiimka ah ee Saqqara, halkaas oo hooy u ah mid ka mid ah ahraamta dhawrsan ...

Read More »

Bal sawiro: Shaqo ay qabanayaan 7-milyan oo shaqaale ah

Himilo – Sidee loo tirakoobayaa dad dhan 1.3-bilyan oo ruux? Dowladda Shiinaha ayaa ka warcelineysa. Sida ay baahisay wakaaladda wararka Xinhua, tirakoobka dadkaasi waxaa ka shaqeyn doona ku dhawaad 7-milyan oo shaqaale ah, kuwaas oo ka hawlgali doona dhammaan degaanada ...

Read More »

La kulan: Danbiile doonay inuu is dhiibo balse waayay boliis xira

Himilo – Akram Uddin, oo xukunsane ahaa, ayaa ka baxsaday xabsi ku yaala koofur-bari England, bishii June ee sanadkan, si uu u booqdo hooyadii. 48-saac kadib baxsashadiisa, ayuu la xiriiray abuukaatihiisa markaas oo uu kula taliyay inuu si dhiibo, sida ...

Read More »

Jilaa u geeriyooday si lama filaan ah

Himilo – Jilaa 36-jir ah oo u dhashay dalka Taiwan ayaa geeriyooday markii uu ku sinbiriiraxday musqushiisa qubeyska. Boliiska xaafadda uu deganaa Alien Huang, ayaa sheegay in muqaalada ay duubtay Camera-da CCTV ay muujinayaa jilaagu inuu kali ku ahaa gurigiisa. ...

Read More »

Sawir sabab u noqday dhimashada Dhallaan

Himilo – Wiil laba sanno iyo bar jir ah ayey baddu la tagtay wadanka Hindiya, xilli hooyadii ay ku mashquulsaneyd galidda sawir Salfie ah. Boliiska ayaa sheegay in haweeyneydan iyo caruurteeda ay ku sugnaayeen xeebta magaalada Alappuzha. Mar ay isku ...

Read More »

Taher Ali: Nadiifiyaha dib u celiyay Dahab 15-kg ah oo uu helay

Himilo – Ninkan oo kasoo jeeda wadanka Pakistan ayaa nadiifiye ka ah goob baabuurta la dhigto oo ku taala magaalada Dubia ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, taas oo ay leedahay shirkadda Al Sabkha. Taher Ali Maqbool, oo ku jira shaqadiisa ...

Read More »

Caalamka: Caado-dhaqameedyada cajiibka ah

Himilo – Xafladaha arooska waa barta inta badan lagu soo bandhigo caado-dhaqameedyada dadyowga caalamka, dhaqamadaasi qaarkood ayaa ah kuwa cajiib leh. Waxeyse ka mideysan yihiin in arooska cusub loo rajeeyo nolol baraare leh. Dalka Jarmalka: Muhiimadda wadajirka Qof waliba waxa ...

Read More »

Dalxiise loo ganaaxay Carro uu qaatay darteed

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­–Dalxiise u dhashay Faransiiska ayaa lagu amray inuu bixiyo lacag dhan €1,000 amaba $1,200 oo ganaax ah,markii boorsadiisa laga helay carro.Ciiddan oo nooca cad ah ayaa laga helay boorsada ninkan magaciisa la qariyay,xilli uu qorsheynayay inuu ka duulo garoonka ...

Read More »

Karakoram2: Buurta labaad ee ugu dheer caalamka

Buurta labaad ee ugu dheer caalamka ee K2 oo sidoo kale loo yaqaano Chhogori waxey ku taalaa waqooyiga ee dalka Pakistan,meel aan ka fogeyn soohdinta uu la wadaago Shiinaha. Chhogori oo ka mid ah tixanaha buuraleyda Himilaayo waxaa dhirirkeeda uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan