Home / Madadaalo (page 12)

Madadaalo

India: Hooyo iyo gabadheeda oo maalin qura guursaday!

Himilo – Da’deedu waa 53-jir halka gabadheeduna tahay 27-jir waxaa guurgoodu uu ka dhacaday hal goob gobolka Utter Predesh ee dalka India, waxaase sheekadan xiisaha u yeela in guurgoodu dhacay hal maalin. Arooska oo noociisu ku ahaa mar la arag ...

Read More »

Qoys 39-sano la nool Yaxaas!!!

Himilo – Iskaba daa in la xanaaneystee, dadku badi ma jecleystaan aragtida, u dhawaanshiyaha, ama la dariska xayawaanka biya ku noolka ah ee Yaxaaska, balse qoys kasoo jeeda Japan ayaa waxey la noolaayeen muddo ku dhaw nus qarni. Nobumitsu Murabayashi ...

Read More »

26-jir wiilkii ay haasaawe-wadaagga ahaayeen ka gudbisay dacwad

Himilo – haweeneey 26-jir ah ayaa kiis hadal hayn badan ka dhex abuuray bulshada waxey ka furtay Maxkamadda Zambia, iyada oo ku andacooneysaa in wiil ay haasaawe wadaag ahaayeen uu guursan waayay. Gertrude Ngoma, ayaa u sheegtay maxkamadda in Herbert ...

Read More »

Joog kaba ah maku iibsan lahayd hal milyan oo doolar?

Himilo – Kabahan oo naqshad gaar ah leh sameyntoodana ay iska kaashadeen shirkadda soo saarta qalabka ciyaaraha ee Adidas iyo tan Jarmalka laga leeyahay ee Meissen, ayaa noqon doona kabihii ugu qaalisanaa ee jaadkooda ah ee ebad la iibiyo, sida ...

Read More »

La Kulan: Ninkii lugeeyay 420KM kaddib markii ay murmeen xaaskiisa

Himilo – Aadanuhu waa ay ku kala duwan yihiin hababka xakameynta carradooda, qaar baa markeey xaaladdaasi galaan jecel iney aamusaan, kuwaa qeyliya kuwana waxey ka tagaan halka ay ku carroodeen si ay isu dejiyaan waana tan uu sameeyay 48-jir u ...

Read More »

Adolf Hitler: Ninka ka dhuunta magaciisa!!!

Himilo – Waa dhacdo qabsata inta badan dadka leh magacyada shaqsiyaadka dunida ku reebay raadka xun amaba san. Adolf Hitler Uunona, waa siyaasi dhawaan kusoo baxay doorashada dowlaha hooose ee dalka koofurta galbeed ee qaaradda Africa ku yaalla ee Namibia, ...

Read More »

Guumeys illaalinaya beeraha tufaaxa Japan

Himilo – Waxaa suurtagal ah in noloshaada maalin uun maqashay Eey ayaa boliiska ka caawiyay soo qabashada danbiile, balse malaheyga waa ay kugu cusub tahay Guumeys shaqadaasi qabanaya. Dalka Japan, shinbiro guumeys ah ayaa illaaliya xilliga habeenkii ah beeraha tufaaxa ...

Read More »

Mobile haddii uu kaa wasaqoobo aad dhaqi karto!!!

Himilo – Taleefanada gacanta ee caaqilka ah ee aan badankeen adeegsano waa kuwa nuuga amaba qabsada bakteeriyada iyo ilma aragtida kale, kuwaas oo aysan suuroobeynin inaan biyo ku nadiifino. Haddase mushkiladaasi xal ayaa loo helay. Shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska ayaa ...

Read More »

Eey horseeday in lasoo xiro saaxiibkiis oo baxsad ka ahaa boliiska

Himilo – Rhian Coleman oo 32-jir ah waxa uu ku eedeysnaa inuu isticmaalo kana ganacsado daroogada marijuana, waxa uu qorsheeyay inuu ka dhuunto boliiska, balse Eeygiisa waxa uu lahaa qorshe midkaasi ka duwan. Waxa uu boliiska si toos ah ugu ...

Read More »

Taiwan: Xildhibaano isku tuuryeeyay hilib Doofaar

Himilo – Mudanayaasha golaha sharci dejinta Taiwan ayaa ka doodayay hindise ahaa in xayiraadda laga qaado hilibka doofaarka iyo midka Lo’da ee looga soo dhoofiyo Mareykanka, markii xasiloonidii kulanka ay luntay. Xildhibaano ka tirsan xisbiga mucaaradka KMT ayaa haragga iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan