Himilo – Nin kasoo jeeda gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka oo dhirirkiisu yahay 6-fiit iyo 11.17-inch ayaa loo aqoonsaday dab damiyaha ugu dheer caalamka. Brandon Berridge oo ka tirsan waaxda dab la dagaalanka magaalada Tullahoma ee gobolkaasi tan iyo 2006-dii, ...
Read More »Madadaalo
Sideed jir xanaaneysa Mas
Himilo – Inbar oo ah sideed jir waxey barkat yare ee ku taala barxadda gurigooda kula dabaalataa si maalinle ah mas yar oo ay xanaaneysato. Waa ay ku faraxsan tahay in Belle uu la nool yahay, iyada oo sheegtay inuu ...
Read More »Tuug macluumaadkiisa u dhaafay boliiska si loo soo xiro
Himilo – Boliiska magaalada Sunderland ee waqyoogi-bari England, ayaa gacanta ku dhigay tuug xaday qalab kuwa wax lagu nadiifiya ah, kuwaas oo qiimahoodu ahaa lacag ku dhaw laba boqol oo doolar. Sheekada layaabka leh ayaa ah in tuuga qudhiisu u ...
Read More »Bisad ka baxsatay xabsi lagu hayay
Himilo – Mukulaal ku eedeysaneyd danbi ah safrinta daroogo ayaa la wariyay inay ka baxsatay xabsiga ugu wayn dalka Sri Lanka, halkaas oo ay ku xirneyd. Inkastoo mas’uuliyiinta xabsiga ka hadal dhacdadan, hadana sida uu faafiyay warsidaha Aruna, mukulaasha ayaa ka ...
Read More »Guumeyskii raacay diyaaradda
Himilo – Duuliyaha mid ka mid ah diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca ee Helicopter-ka ayaa ku jiray hawlsha la dagaalanka dabka ka holcaya gobolka California ee dalka Mareykanka, markii si lama filaan ah uu daaqadda kaga soo galay shinbirka Guumeyska. Dan ...
Read More »Daanyeer doonay inuu dilo Haweeneeydii quudineysay
Himilo – Haweeneey shaqaale ka ahayd goob xayawaanada lagu hayo oo ku taalla Spain, ayaa waxaa kasoo gaaray dhaawac culus, markii uu weeraray Gorilla ay xanaaneyn jirtay tan iyo yaraantiisii. Malabo, oo culeyskiisu yahay 90km ayaa jabiyay albaabo muraayado ka ...
Read More »Haweeneey u yeeratay boliiska si looga saaro Carsaanyo ku jirtay gurigeeda
Himilo – Boliiska Jermalka, ayaa dalab caawinaad ah ka helay haweeneey ku nool degaanka Unterlauchringen, taas oo ka baqatay carsaanyo badeed gashay gurigeeda. Markii ay wacday boliiska ayey u sheegtay inay la yaaban tahay kana argagaxsan tahay Carsaanyo – nooca ...
Read More »Haweeneey u yeeratay dab damiska si ay gacanteeda kaga saarto jijin
Himilo – Sheekadan ayaa ka dhacday magaalada Guangzhou ee dalka Shiinaha, markii mid ka mid ah haweenka ku nool deegaankaasi ay gashay dukaan lagu iibiyo dahabka. Haweeneyda oo dooneysay inay wax iibsato, ayaa gacanteeda galisay jijin la qurxaanaatay si ay ...
Read More »Muddo intee la’eg ayaad sugi lahayd si aad u noqoto Milyaneer?
Himilo – Weydiintaan ayaa waxaa ka warcelinaya qoys kasoo jeeda Ireland. Muddo 25-sanno ah ayey tijaabinayeen nasiibkooda si ay u helaan 6.4-milyan oo doolar. Aabaha qoyskan ayaa u sheegay shirkadda maamusha bakhtiyaanasiibka, in markii ugu horreysay uu shaacinta bakhtiyaanasiibkiisa ka ...
Read More »La Kulan: Ninkii difaaca ka dhigtay Eeyda si uu kaga badbaado duufaan
Himilo – U doode dhowrista xuquuqda xayawaanka, ayaa gabaad ka dhigtay Eey iyo Kuuleey, si uu kaga badbaado duufaan ku dhufatay degaanka uu ku nool yahay ee Leona Vicario ee ku yaala Mexico. Waxey ahayd aroor hore markii duufaanta Delta ...
Read More »