Himilo- Booliiska magaalada Kemerovo ee koonfur galbeed Siberia ayaa gacanta ku dhigay nin xermo ubax ah ka xaday dukaan si uu ugu raali geliyo saaxiibtiisa, warbaahinta Ruushka ayaa warkan laga soo xigtay. Ninka dhallinyarada ah oo 19 jir ah ayaa ...
Read More »Madadaalo
Sidee ayay shinni sabab ugu noqotay dib u dhaca duulimaad diyaaradeed?
Himilo- Duulimaadka diyaarad ay leedahay shirkada diyaaradaha Hindiya ee Air India ayaa dib u dhacay sabab la xiriirta weerar shinni sida warbaahinta dalkaasi laga soo xigtay. Shinni tiro badan ayaa lagu soo waramayaa inay dabooshay shaashada bannaanka ee duuliyaasha taasi ...
Read More »Macallin – si aan loo qishin Imtixaanka – sameeyey fal cajiib leh
Himilo – Macallin Maksikan ah ayaa laga ceyriyay shaqadiisa kaddib markii uu ardaydiisa kartoon u geliyay madaxyadooda si aanay u qishin imtixaan ay u fadhiyeen in laga qaado. Luis Juárez Texis, oo ah bare dhiga El Sabinal waxaa lagu eedeynayaa ...
Read More »Sidee faras yar uga mid noqday rakaabka diyaarada American Airlines?
Himilo –Faras yar ayaa lagu arkay garoonka magaalada Chicago ee dalka Mareykanka isaga oo taagan safka rakaabka ka raacaan diyaarada sida ay muujiyeen sawirro la baahiyay. Sida uu qoray wargeyska Times ee Ingiriiska, faraska ayaa raacay diyaarada iyadoo sawirro kale ...
Read More »Haweenay laga ceyriyay shaqada markii ay qof ku sheegtay “Foolxumo.”
Himilo –Haweenay ka shaqeysa qeybta ammaanka ee garoonka magaalada New York ayaa laga ceyriyay shaqada kaddib markii ay qof rakaab ah ku sheegtay “Qof foolxumo badan.” Dhacdada oo ahayd bishii June ayaa hadda soo shaac baxday kaddib markii Neal Strassner ...
Read More »Da’yarka ugu cagta dheer caalamka oo la guddoonsiiyay shahaado!
Himilo –Lars Motza oo u dhashay Jarmalka ayaa noqday da’yarka ugu cagta dheer caalamka sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Hay’adda Guiness World Records ayaa guddoonsiisay Lars shahaado tilmaameysa in uu yahay da’yarka ugu cagta dheer caalamka marka la eego ragga. ...
Read More »Cambodia: Macaamiisha hilibka jiirka ee la shiilo oo sii kordhaysa
Himilo – Meel ku dhaw magaalada Krong Battambang ee dalka Combodia ayaa lagu shiilaa kumanaan jiir ah maalin kasta si ay cunto uga dhigtaan dadka saboolka ah ee ku nool magaalada. Kahor muddo 10 sanno ah, Malaise ayaa wadada dhinaceeda ...
Read More »Muxuu madaxweynaha Brazil ugu baaqay in la dhimo inta jeer ee la tago suuliga?
Himilo – Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro oo walaac ka qaba isbadalka cimilada ayaa soo jeediyay aragti uu u arko xal lagu ilaalin karo deegaanka. Mr Jair ayaa tilmaamay in hal jeer oo qofka uu tago suuliga labadii maalinba inay kahortag ...
Read More »UAE: Jaamacad takhasusyadeeda ku dareysa barashada ciyaarta Game-ka
Himilo – Jaamacad fadhigeedu yahay Imaaraadka (UAE) ayaa go’aansatay inay ciyaarta game-ka ka mid dhigto culuumta la barto, iyadoo aqoonsi ka haysatada wasaaradda wax-barashada. Hormuudka kulliyadda arrimaha bulshada ee jaamacadda Wollongong Dr. Feras Hamza, ayaa sheegay inay bilaabayaan takhasuskan oo ...
Read More »Maxaa duqa magaalada Huixtán loogu xeray dharka dumarka?
Himilo –Siyaasiyiinta ayaa inta badan sameeya ballan qaadyo inta lagu guda jiro ol’olaha doorashada ay ka qeyb galayaan. Dadka codadka dhiibta uma suura gasho inay marka danbe la xisaabtamaan balse dalka Maksiko ma ah sidaasi. Dadka deggan magaalo yar oo ...
Read More »