Himilo FM –Wargeyska Washington Post ayaa tilmaamay in maamulka Mareykanka uu xeray nin guursaday afar xaas oo aan is aqoon. Micheal Medleton ayaa guursaday Alissa Grant sannadkii 2013-kii, waxaana iyadoo ka jawaabeysa codsigiisa siisay gaari cusub, dhar, kombuyuutaro iyo qalab ...
Read More »Madadaalo
Ford oo soo saaraysa sariir qof kasta booskiisa ku heynaysa!
Himilo FM –Shirkada gawaarida sameysa ee Ford ayaa ugu danbeyn soo saartay sariir caaqil ah oo xadeynaysa masaafada labada qofood ee ku jiifa. Waxay shirkada doonaysaa in barnaamijka lagu isticmaalo gawaarideeda ee oggeysiinaya qofka darawalka ah inuu dhaafay masaaxada loogu ...
Read More »Nin qariyay wajigiisa mar la guddoonsiinayay bakhtiyaa nasiib 1 Milyan oo dooalar!
Jamaica, nin ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ayaa sameeyay xeelad wanaagsan oo uu kaga foggaanayo in la weydiisto deymo sida uu ku soo waramay wargeyska Daily Mail. Ninkan ayaa ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya 1.17 Milyan oo doolar, waxaana uu ...
Read More »Ciraaq: Wiil sheegay in la afduubtay si uu madax furasho uga qaato aabihii
Nin u dhashay dalka Ciraaq ayaa naftiisa ka been sheegay isaga oo tilmaamay in la afduubtay, waxaana waalidkiisa uu ka dalbaday madax furasho qiimaheeda uu la egyahay 100 kun oo doolar. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha Ciraaq Sacad Mucin ...
Read More »Arday ku dhaaranaya inaysan gali doonin guur uusan waalidka raali ka aheyn!
Himilo FM –Waxaa laga yaabaa inay aragtida hore ku qaadaan jaceyl laakiin marnaba ma gali doonaan guur uusan waalidkooda raali ka aheyn. Munaasabada maalinta jaceylka awadeed, waxay qorsheynayaan 10 kun oo dhallinyaro Hindi ah inay u dhaartaan in aysan guursan ...
Read More »Oggow sababta wariye Mareykan ah uusan u dhaqin gacmihiisa!
Himilo FM –Wariye katirsan telefishinka Fox News ayaa sheegay inuusan gacmihiisa dhaqin muddo 10 sanno ah isaga oo tilmaamay inuusan aaminsaneyn jiritaanka jeermiska. Pete Hegseth ayaa xusay in jeermiska yaryar aysan jirin waayo waxa uu yiri waa ilma’aragto, waxaana uu ...
Read More »Diyaarad si deg deg ah u caga dhigatay sabab la xiriirta qaxwo iyo shaah!
Himilo FM –Xaalad layaab leh oo noqonaysa middii ugu horreysay ee taariikhda diyaaradaha ayaa qabsatay diyaarada shirkada Jet 2 oo ku socotay Spain. Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa ku soo waramaysa in diyaarada Jet 2 oo ka duushay Glasgow inay si ...
Read More »Nin lagu xukumay 8 sanno oo xarig ah markii uu liqay faraanti dhayman ah!
Himilo FM – Dalka Turkiga, nin u dhashay Ireland ayaa lagu xukumay 8 sanno iyo 9 billood oo xarig ah kaddib markii uu isku dayay inuu xado faraanti dhayman ah oo ku kacaya qiimo dhan 40 Kun oo doolar. Ian ...
Read More »Ingiriiska: Bilyuneer doonaya buur uu iibsado!
Himilo FM –Haddii ay jirto buur aad leedahay oo aad dooneyso inaad iibiso, waxaad heshiis la gali kartaa bilyuneer doonaya buur uu iibsado isaga oo ku sawiraya wajiyada qoyskiisa. Bogga HushHush.com ee ka shaqeeya hantida guryaha lagu raaxeysto ayaa daaha ...
Read More »Kuwait: Lamaane kala tagay seddex daqiiqo kaddib arooskooda!
Himilo FM –Dalka Kuwait, lamaane isguursaday ayaa lagu soo waramayaa inay sameeyeen taariikh kaddib markii guurkooda uu noqday midka ugu wakhtiga gaaban oo ay wada joogaan lamaane. Waxay go’aansadeen inay kala tagaan seddex daqiiqo kaddib markay isguursadeen. Bishii la soo ...
Read More »