Home / Madadaalo (page 29)

Madadaalo

Haweenay aan dhaqin islamarkaana jarin timaheeda muddo 20 sanno ah!

Himilo FM –Way adag tahay in qofka uusan dhaqin timahiisa muddo toddobaad ah laakiin waxaa jirta haweenay Ingiriis ah oo aan timaheeda dhaqin islamarkaana jarin muddo 20 sanno ah. Frank Colony oo 32 jir ah waa fanaan deggan Brighton oo ...

Read More »

Hindiya: Haramcad laga helay boorsada rakaab!

Himilo FM –Nin rakaab ah oo tagay Hindiya kana yimid Thailand ayaa lagu qabtay garoon isaga oo boorso ku sida haramcad yar oo dhalan muddo bil ah. Saraakiisha garoonka ayaa shakiyay markay maqleen cod xayawaan oo ka soo baxaya boorsada ...

Read More »

Thailand oo biyo la macaaneeyay hawada ku buufineysa si ay ula dagaalanto wasakhda!

Himilo FM – Xukuumadda Thailand waxay la timid hab su’aalo ka dhex-dhaliyay dadka kaas oo ay dooneyso inay ku nadiifiso hawada. Dawladda hoose ee Bangkok ayaa durbaba qorsha dhaqan gelisay, waxaa magaalada ka bilowday in biyo la sonkoreeyay lagu buufiyo. ...

Read More »

10 kun oo Euro ayaa lagu siinayaa haddii aad degayso magaaladan!

Himilo FM –Magaalooyin dhowr ah oo ku yaala Talyaaniga ayaa wajahaya dad yari, waxayna tani ku qasbeysaa maamulka maxaliga ah inay dadka u sheegaan lacago badan oo loo siinayo abaal marin haddii ay dagayaan magaalada. Sida warbaahinta CNN-ka soo warisay ...

Read More »

Haweenay faraanti ka maqnaa 12 sanno ka heshay meel aysan ka fileyn!

Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa muddo 12 sanno ah raadinaysay faraanti kalumay oo ay mar danbe ka heshay meel aysan ka filaneyn. Ebiegal Tombson oo ah 20 jir ku taqasustay isqurxinta ayaa weysay faraanti u ahaa xusuus ...

Read More »

Turkiga oo lagu maxkamadeynayo nin laqay faraanti dhayman ah!

Himilo FM –Nin u dhashay dalka Ireland oo dhawaan laqay faraanti dhayman ah ayaa u sheegay dacwad oogayaasha  in uusan oggeyn inuu yahay qofka falkaasi sameeyay sababtoo ah buu yiri waan ku indho sarcaaday quruxda faraantiga. Ian Campbell oo ku ...

Read More »

Haweenay 81 jir ah oo dib u heshay hooyadeed muddo 60 sanno kaddib!

Himilo FM –Muddo 60 sanno ah oo ay raadinaysay hooyadeed kaddib, waxay Eileen Macken oo 81 jir ah nasiib u yeelatay inay hesho hooyada dhashay oo 103 jir ah. Eileen ayaa cabirtay sida ay ugu faraxday aragtida hooyadeed oo ay ...

Read More »

Xaaskiisa ayuu dacweeyay markay diiday inay qeybsadaan kharash ay ku cunteeyeen!

Himilo FM –Nin aad u careysan ayaa wacay booliiska isaga oo ku dacweynaya xaaskiisa kaddib markii ay diiday inay kala qeybsadaan kharashka cunto ay cuneen. Booliiska magaalada Sydney ayaa helay wicitaan uga yimid taleefanka xaaladaha deg degga ah ee tirsigiisu ...

Read More »

Gabdho timo-jarid ku mutay mahad-celin qaran!

Himilo FM – Jyoti Kumari, iyo walaasheed Neha muddo afar sano ah waxaa lagu tirinayay ragga!. Midi waxay jirtaa 18 midda kalana 16, waxay ka soo jeedaan gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya (India). Taniyo sannadkii 2014-kii waxay ka shaqeynayeen ...

Read More »

Pakistaan: Ninka ugu dheer oo ka cabanaya jaceyl la’aan heysata!

Himilo FM –Zia Rashid waxa uu haystaa sumadda qofka ugu dheer dalka Pakistan, dhererkiisu waa 2.43 Mitir waxa uu 3 taako ka gaaban yahay Robert Pershing ninka ugu dheer dunida, sidaa darteed waxa uu noqonayaa musharaxa kobaad ee booska ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan