Home / Madadaalo (page 33)

Madadaalo

Gabar 7 jir ah oo Aabaheed dacweysay markii uu u dhisi waayay suuli

Himilo FM – Dalka Hindiya, gabar yar ayaa Aabaheed ka dacweysay booliiska markii uu ka soo bixi waayay ballan uu ka qaaday oo ahayd inuu u dhisayo musqul ama suuli. Xaniifa Saara ayaa u sheegtay booliiska in Aabaheed uu khiyaanay ...

Read More »

Shirkad ceyrisay shaqaale cunay cunto uu u waday macaamiil

Himilo FM – Shirkadda Zomato ee u daabusha cuntada xaafadaha iyo goobaha ganacsi ee dalka Hindiya ayaa shaqada ka ceyrisay mid kamid ah shaqaalaheeda oo muuqaal la duubay ka soo muuqday isaga oo cunaya cunto uu u waday macaamiil. Muuqaalka oo ...

Read More »

Wax ka ogow qoysaska ugu hantida badan caalamka

Himilo FM – Ameerika iyo Yurub ayaa saldhig u ah qoysaska ugu hantida badan caalamka laakiin hantiilayaal kale ayaa laga heli karaa qeybo badan oo kamid ah dunida. Tirada dadka hantidoodu ka badan tahay hal bilyan oo doolar waa 2208 qofood ...

Read More »

Xubnaha qoys dhan oo loo xukumay “xatooyo” ka badan 200 jeer

Himilo FM – Maxkamad ku taala dalka Ingiriiska ayaa xukun ku riday 10 qofood oo katirsan hal qoys oo ku eedeysan inay dhac geysteen inka badan 200 jeer 11 billood gudaheed. Xubnaha qoyskan ayaa la shaaciyay inay dhaceen xarumo ganacsi, ...

Read More »

Koonfur Kuuriya: Haweenka oo lacag lagu siinayo inay dhalaan!

Himilo FM – Si ay u dhiira-geliso dhalmada  ayay Koonfur Kuuriya waxay bilaabeysaa inay haweenayda lacag ku siiso cunug kasta oo ay dhasho. Mareegtada la yiraahdo Shozan Elbo ayaa qortay warkan, waxayna tilmaamaysaa in baarlamaanka dalkaasi uu oggolaaday in lacag dhan ...

Read More »

Sawirro: Kabaha 17-ka milyan ku fadhiya ee ugu qaalisan caalamka

Himilo FM  – Dukaan ku yaala magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo bandhigay kabo laga sameeyay dahab iyo dhayman oo qaatay kaalinta “kabaha ugu qaalisan adduunka” markii qiimaha lacageed oo ay ku fadhiyaan lagu sheegay 17 milyan oo doolar. ...

Read More »

69 jir laga diiday in laga badalo da’da u qoran markii haweenku ku faquuqeen

Himilo FM – Maxkamad ku taala dalka Holland ayaa diiday codsi ka yimid 69 sanno jir doonaya in laga badalo da’da loogu qoray diiwaanka dalkaasi. Sheekada Emile Ratelband waxay timid kaddib markii ninkan uu ka carrooday nasiib xummadiisa la xiriirta ...

Read More »

Halkee ayay ku nool yihiin haweenka ugu dhalmada badan caalamka?

Himilo FM  – Inkastoo heerka dhalmada haweenka dunida uu hoos u dhacay marka la fiiriyo 70 sano kahor haddana dadka dunida way sii kordhayaan marka la eego kala bar dalalka caalamka sida lagu xusay warbixin cusub. Warbixin tirakoob ah ayaa laga ...

Read More »

10 sanno ayaa lagu xukumay markii ay ka been sheegtay sooyaalkeeda qofeed(CV)

Himilo FM  – Maxkamad ku taala dalka Giriiga ayaa 10 sano oo xarrig ah waxay ku xukuntay haweenay ka shaqeysa nadaafadda sabab lagu sheegay been yar oo ay ku qortay sooyaalkeeda qofeed ee CV-ga. Wargeyska Daily Mail ayaa ku soo waramaya ...

Read More »

$10 Kun ayay ku siineysaa magaalada Tulsa haddii aad deggayso!

MagaaladaTulsa ee dalka Mareykanka ayaa billowday dadaal lagu dhiira-gelinayo inay dad badan u soo guuraan magaaladaasi oo dooneysa inay xoojiso fursadaha koriimada dhaqaalaha kaddib markii inta badan dadkii degganaa u dhaqaaqeen magaalooyinka waaweyn ee Mareykanka. Magaalada Tusla oo katirsan gobalka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan