Himilo – Qoysas badan ayaa xilligan awoodin inay bixiyaan qarashaadka dugsiyada ay dhigtaan Caruurtooda, markii ay waayeen ilihii uu kasoo gali jirey dakhliga feyruska karona awgii. Waxey taasi mugdi galiyay waxbarashada dhallaan badan. Balse markaan Dugsi hooy ah oo ku ...
Read More »Tacliin
Dugsi ku yaala Sydney oo abaal mariya ardayda ku guuleysta imtixaanka
Himilo – Dugsiga sare ee Al-Faisal ee ku yaala galbeedka magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa abaal marino lacageed guddoonsiiyay arday natiijo wanaagsan ka keenay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare. Maamulka dugsiga ayaa ardayda sanadka 12aad guddoonsiiyay midkiiba jeed ay ku ...
Read More »Hab cusub oo mushaarka loogu kordhin karo barayaasha dugsiga
Himilo – Dugsiga sare ee Batesville, ee gobolka Arkenssas ee Mareykanka ayaa adeegsanaya korontada laga dhaliyo cadceedda, si loo dhimo qarashka ku baxa korontada. Barxadda dugsiga ayaa ka dhigay in ka badan 1,400 oo qalab oo qabanaya kuleylka qoraxda, si ...
Read More »Jaamacadaha UK oo bixinaya cilmiga bankiyada iyo dhaqaalaha Islaamka
Himilo – Dhaqaalaha iyo maaliyadda ku dhisan nidaamka islaamiga ah, wuxuu qarniga 21aad dunida ka noqonayaa doorashada iyo xulka koowaad. Waxaa Bankiyada Islaamka ahi ku jiraan kuwa loogu doonis badan yahay adeegsigooda caalamka oo dhan. Maanta waxey bankiyadu qaabka Islaamiga ...
Read More »Gabdhaha dhigta dugsiyada Sydney oo la barayo sida loo baddelo lugta gaariga
Himilo – Mid ka mid ah xirfadaha la jaanqaadaya xilligan casriga muhiimkana ah in qofku barto waa kaxeynta iyo lug ama oolyo ka badelidda gaariga. Hadda iskuul ku yaala xeebta waqooyi ee magaalada Sydney caasimadda Australia, ayaa baraya gabdhaha dusiga ...
Read More »Macallin farxad darteed ceebeeyay ardaydiisa
Himilo – Hogaamiyaha kasmada sharciga ee jaamacadda South Carolina, ayaa raali-galin ka bixiyay natiijada imtixaan laga qaaday ardayda oo uu ku faafiyay baraha bulshada. William Hubbard, ayaa sheegay inay farxad qaatay markii uu arkay in 80% ardayda ay ku guuleysteen ...
Read More »100-jir ka qalin-badeshay dugsiga sare
Himilo – Waxbarashada lagama gabagoobo, waxaa tusaalle u ah Albert Montella oo kasoo jeeda gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka. Todobaadyo kahor inta uusan u dabaal degin dhalashadiisa boqolaad ayuu shahaadadiisa dugsiga sare ka qaatay dugsiga Rose Tree Media School. Muuqaal ...
Read More »90-jir baraneysa habka loo isticmaalo Laptop-ka
Himilo – Mary Mathews, oo ku nool koofur-galbeed Hindiya ayaa hantisay qalbiyada dadka isticmaala mareegaha internet-ka, markii la arkay muuqaal iyada oo isticmaaleysa Computerka gacan ku qaadka ah. Waxaa raacsanaa muuqaalkaasi qoraal u dhignaa, “Ayeeydeey oo 90-jir ah oo baraneysa ...
Read More »Bangladesh oo Taleefano amaah ah siineysa ardayda saboolka ah
Himilo – Dowladda Bangladesh, ayaa tageera dhaqaale siineysa arday saboolka ah si ay ula jaan qaadaan cashirada habka fogaan aragga ah ku baxaya inta lagu jiro xayiraadda Feyruska Corona. Lacagta oo deyn ah ayaa wajigeeda koowaad looga faa’iideeyay 23,587 arday ...
Read More »Gamze Arslan: Caawiyaha ardayda aanan heysan Internet-ka
Himilo – Waxey si maalinle ah u booqataa guryaha ku yaala degmada Tuşba ee gobolka Van ee barigga Turkiga, si ay u caawiso ardayda aanan heli karin adeegga Internet-ka. Waxaa ku xiran 18-arday oo ay mid waliba ku booqato gurigiisa ...
Read More »