Home / Uncategorized (page 8)

Uncategorized

Vidal oo ugu danbeyn si xor ah ugu biiraya Inter Milan

Himilo – Sida ay ku waramayaan warbaahinnada Italy, Arturo Vidal ayaa wada-xaajood lagalay isaga oo soo gababeyay heshiiskiisa Barcelona habeenkii xalay, taasi oo ka dhigan in saacadaha soo aadan uu tijaabada caafimaad u mari doono kooxda Inter Milan. Khadka dhexe ...

Read More »

Kooxda PSG oo wadahadal la furtay daafac ka tirsan Inter Milan

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Kooxda PSG ayaa wadahadal la furtay daafaca naadiga Inter Milan  ee Milan Skriniar  si ay beddel uga dhigaan kabtankoodii hore Thiago Silva, kaasi oo ku biiray kooxda Chelsea, sida ay ku warameyso Calciomercato. Daafaca ayaa sidoo kale lala ...

Read More »

Sidee ayuu David oo naafo ka ah maqalka u caawiyaa dadka dhibaateysan?

Himilo- Waa 49 jir naafo ka ah maqalka, waxa uu socod ku maraa Waddooyinka Ingiriiska habeen kasta isaga oo caawinaya dad aanan sidiisa oo kale naafo aheyn balse wajahaya dhibaatooyin kale. David Rossel ayaa ku guuleystay in uu toddobo qofood ...

Read More »

Khubaro: Walaaca xilliga uurka waxa uu dhibaato dambe u leeyahay caruurta

Himilo – Uurka waxa uu leeyahay walaac badan gaar ahaan marka koobaad ee hooyada, khubarada ayaa sheega inay muhiim tahay in walaaca layska ilaaliyo xilliga xaamilo-nimada. Hooyin badan ayaa culeyska iyo walwal dareema inta ay ku guda jiraan bilaha dambe ...

Read More »

Everton oo soo bandhigeysa xiiso xilli danbe ah oo ay u hayso difaac United ay leedahay

Himilo – Everton ayaa lagu soo waramayaa inay   xiiso xilli danbe ah u qabto daafaca Manchester United Marcos Rojo marka loo fiiriyo dhamaadka suuqa kala iibsiga. Tababaraha Red Devils Ole Gunnar Solskjaer ayaa loo maleynayaa inuu u furan yahay fekerka ...

Read More »

India: Caruus xafladda arooskiisa laga af-duubtay

Himilo – Aad ayuu u niyad jabay kaddib markii ay dooratay gabadhii uu jeclaa inay guursato qof kale, waa midda ku xambaartay inuu afduubto wiilka u fadhiyay guurkeeda. Waxa uu go’aansaday inuu ka aarguto qiyaanada saaxiibtii. Waxa uu xoog ku ...

Read More »

Gabar wadnaheeda uu istaagsanaa muddo 6 maalin ah oo la badbaadiyay!

Himilo – Xaalad caafimaad tii ugu horreysay oo mar la arag ah ayaa lagu tilmaamay markii ay badbaaday gabar 10 jir ah oo wadnaheeda uusan shaqeyn muddo lix maalin ah magaalada Shanghai ee dalka Shiinaha. Sida laga soo xigtay mareegta ...

Read More »

Tottenham oo ku sii dhawaanaysa Jota Filipe

Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay si rasmi ah ula soo wareegto garabka Benfica Jota. Mauricio Pochettino ayaa keliya hal ciyaaryahan ku soo daray kooxdiisa koowaad  seddexdii sanno ee ugu danbeysay suuqa kala ...

Read More »

Bar Raad Reb

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 14aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan