Home / Wararka (page 15)

Wararka

Doorka aqoon-yahanka iyo ganacsatada iyo kahor-tagga tahriibka.  

Muqdisho – Markii ugu horreysay oo aan meel ka baxsan dalka kula kulmo da’yar tahriib u geyfan waxay ahayd sanadkii hore kolkii wiil yar oo kasoo jeeda qoys nolol ahaan iska ladan aan kula kulmay magaalada Nairobi. Wuxuu safar qarsoodi ...

Read More »

Qalliinyaqaan Muslim ah oo loo aqoonsaday hal-curiyaha sanadka.

Muqdisho – Qalinyahan Muslim ah oo ku nool Mississauga ayaa ku guuleystay abaal-marinta hal-curiyaha sanadka 2017 – oo ah mid ay bixiso Iskaashatada EPSO laguna aqoonsado howlkarnimada iyo qalliimada daweynta cudurrada aadka ugu daran indhaha. Dr. Iqbal K. Ahmed  waxaa abaal-gudka ...

Read More »

Masha Allah – Nin si cajiib leh ugu muslimay gacanta nacab Islaamka.

Muqdisho – Nin maqlay yeermada hoggaankii hore ee Leegada Difaaca England, Tommy Robinson  oo fogaan-araga qaranka kaga soo muuqday isaga oo nuqul kamid ah Qur’anka haya – una sheegaya dadka inay aqriyaaan, ayaa waanadiisa u qaatay si dhab ah: wuuna islaamay. ...

Read More »

Maxkamad furriinka lammaanaha ku xiraysa inay galaan imtixaan.

Muqdisho – Furriintu ma ahan wax fudud, hayeeshe wuxuu kasii adag yahay Maxkamadda Yibin People’s Court oo ku taalla gobalka Sichuan, halkaas oo hal garsoore  uu dhawaan dhaqan-geliyay imtixaan furriin oo labada lammaane ay qasab tahay inay ku dhacaan si ...

Read More »

Muslimiinta Rohingya – Gaajada iyo Hoy la’aanta waxaa usii dheer Kufsi ba’an.

Muqdisho – Daraasin haween Muslimiin Rohingya ah waxaa kufsaday ciidamada militariga Burma xilli tira-yartani wajahaan wax ay QM ku tilmaantay Buugga Isir-sifeynta oo kaga imaanaya dalka Buudiska u badan ee Myanmar. Niranta Kumar, oo katirsan IOM ayaa sheegtay in kiisaska ...

Read More »

Induniisiya – Haween 100 karbaash lagu dhiftay markii ay Shareecada ku xad-gudubtay.

Muqdisho – Haweeney ayaa dadweynaha hortooda lagu karbaashay 100 jeer markii ay aad ugu dhawaatay nin aan qabin oo anjabi ka ah. Haweeneydan lagu magacaabo Mazidah oo ku nool Lhokseumawe waa 30-jir. Waxaana lagu eedeeyey inay ku xad-gudubtay Shareecada Islaamka oo ...

Read More »

Lammaane 7 gabdhood isku dhalay oo wiil ay iibsan rabeen loo xiray.

Muqdisho – Lammaane aad ugu han-weynaa helidda wiil ay korsadaan ayaa go’aansaday inay ka iibsadaan kuray suuqa madow kadib markii ay dhaleen gabdho badan. Lammaanahan u dhashay dalka Shiinaha ayaa adduun dhan 2,000 yuan oo u dhiganta $14,000 ku doonayay inay ...

Read More »

Hooyo naafo u noqotay badbaadinta Bisad yar oo halis ku jirta.

Muqdisho – Hooyo saddex dhal ah ayaa laga yaabaa inaysan dib u socon kadib markii ay kasoo dhacday geed xilli ay badbaadinaysay bisad yar. Hooyadan u dhalatay Australia ayaa noqotay naafo kadib markii ay fuushay geed ay saarnayd bisad yar ...

Read More »

Kaalinta Bukaan-la-roorayaashu ay kaga jiraan gargaarka deg-degga ah.

Muqdisho – Dad badan waxay aalaaba anbalaasta ku qeexaan gaadiid afar lugood leh oo loo adeegsado in lagu daabulo dhaawaca iyo kuwa xanuunsan. Xaqiiqdii, ereyga ambalaas waxaa loo qeexi karaa mid guda ballaaran. Kuma koobna oo kaliya gaari dhigaha kore ...

Read More »

Dhibta iyo halista xilliyada roobka ka curtaan geyigeenna.

Muqdisho – Tilmaamaha laga bixiyo aragtida dhiiqada iyo wasaqda xilliyada roobku curto waxay u muuqdaan inaysan kala fogeyn. Dadka oo la qabsaday iyo maalmaha yar ee dhiiqada iyo uskaga ka dhasha oo in yar kaddib ku idlaada oogada dusheeda ayaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan