Home / Wararka (page 17)

Wararka

La kulan – Ninka maalinle u quudiya 3,000 shinbiro kala duwan.

Muqdisho – Harsukh Bhai Dobariya, oo ku nool Gujurat dalka Hindiya wuxuu caan ku yahay shinbiraha. Maalin walba 2,500 ilaa 3,000 shinbiro u badan dhaajiso ayaa soo booqda beertiisa, wuxuuna ku quudiyaa buulal uu u sameeyey. Loogu yeero Shinbiroole, Dobariya ...

Read More »

Sawirro – Haweeneyda ugu baararka dheer adduunka.

Muqdisho – In la yiraahdo You Jianxia waxay leedahay baarar dheerdheer kuma eka qiimayntii loo baahnaa. Celceliska baararku waxay dheeraan karaan 0.8 iyo 1.2 cm – laakiin haweeneydan oo baararka indhaheeda ay gaareen 12.4 cm – kana dhigan 5 inch – waa ...

Read More »

Bisadda ugu seynta dheer bisad-weynta caalamka.

Muqdisho – Bisadda Cygnus Regulus Powers waxaa dhawaan loogu asteeyey buugga Guinness Records inay tahay midda ugu seynta dheer bisad-weynaha caalamka. Dhererka rasmiga ah ee 44.66 cm (17.58 inches). “Waa mid fiican in lagu arko rikoorka caalamka seyn ka dheer 16.3 cm ...

Read More »

Lakulan – Ninka badbaadiyay nolosha 700 Eeyo ah.

Muqdisho – Zhou Yusong waxaa looga yaqaan ‘Ilaaliyaha Eeyaha’ magaaladiisa Zhengzhou, gobalka Henan ee dalka Shiinaha. Qalbi-nuglahan wuxuu 8 sano oo cimrigiisa kamid ah ku bixinayaa badbaadinta eeyaha laga danaystay – isaga oo gabaad iyo gargaarba ugu fidiya hoygiisa. Sheekadiisu ...

Read More »

Ban-dhigga Buugaagta oo maalintii 2aad socda.

Muqdisho – Maalintii labaad waxaa Muqdisho ka socda ban-dhiga buugaagta ee Mogadishu Book Fair kaas oo maalintii shalay ahaa soo bilowday. Sida caadadu ahayd, bandhigga maanta wuxuu isugu jiray khudbado kookooban, fikir is-weydaaris, falan-qeynta mowduucyada bulshada la xiriira iyo ugu ...

Read More »

Gidaarkii wada cunid la’aanta oo dumay waddanka Hindiya.

Muqdisho – Haweenka wadanka Hindiya oo markii ugu horreysay Qoyskooda si wada-jir ah wax ula cunaya. Cuntada ayaa si wadajir ah loo keenay miiska qadada iyada oo dhammaan qoysku ay soo fariisteen hareeraha iyaga oo sheekeysanaya: iskuna marxabeynaya. Laakiin, dhaqan ...

Read More »

Ban-dhigga Buugaagta ee Muqdisho oo sanadkii 3aad furmaya.

Muqdisho – Sanadkii saddexaad oo xiriir ah waxaa Muqdisho lagu qabtay ban-dhigga buugaagta ee Mogadishu Book Fair kaas oo lagu qabtay Hotelka Royal Palace. Ban-dhigga oo socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa maalintii ugu horreeyey kasoo qeyb-galay dad kala ...

Read More »

Dib u howl-gelinta xarumaha danta guud sidee bay qeyb uga qaadan karaan isku xirka bulshada?!

Muqdisho – Helidda adeegyada dowladda iyo u sinnaanta xarumaha aan gaarka loo lahayn ee dowliga ah oo inta badan lagu dhisay iskaashi dadweyne ayaa lagu magacaabaa dan-guud. Si kale marka loo yiraahdo, wax walba oo kasoo hara hantida gaarka loo ...

Read More »

Gabar dhaawacday wiil oo si yaab leh looga dhaafay danbigeeda.

Muqdisho – Boolis ayaa ku dhawaaqay inaysan abaal-marin doonin gabar lagu heysto inay qeyb ka aheyd toorreynta wiil la dhigta iskuulka – waayo waxaa dhalay ma’suul diblomaasi ah. Bileyska Washington D.C. ayaa sheegay in falkani uu soo shaac-baxay maalintii Talaadada kadib ...

Read More »

Daawo sawirrda – 80-jir leh timo dherer la’eg 3 mitir

Muqdisho – 22 sano kahor, Trinh Thi Nghien oo 81-jir ah waxay bilowday inay sii dayso koritaanka timaheeda. Tani iyo markaasna, maysan joogsanin. Muuqaalka laga soo qaaday timaheeda oo dherer ahaan gaaraya 3 mitir ayaa ku baahay baraha bulshada, dadka ayaana ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan