Muqdisho – Haweeney ayaa waxaa dhaawac soo gaaray kadib markii ay kasoo dhacday taallo dameer xilliga ay sawir iskaga qaadeysay dushiisa, marka loo eego dukumentiga ay heshay maxkamadda Florida. Kimberly Bonn oo ku nool Tallahassee waxay dacwad ka gudbinaysaa El Jalisco Southwood ...
Read More »Wararka
Macalimad marba dhar soo labisata si ay ardayda uga qosliso
Muqdisho – Arday badan ayaa iska jecel inay iska hurdaan intii ay u dhaqsan lahaayeen fasallada, hayeeshe macalimad ayaa isku dayaysa inay reyreyn ku beerto si ay ugu soo hilloobaan iskuullada. Cindy Matthews, oo caawiye macalin ka ah dugsi hoose ...
Read More »Iskuul mamnuucay mindiyada iyo fargeetada kadib dhibaatooyin ka dhashay
Muqdisho – Iskuul ku yaalla Pennsylvania ee dalka Maraykanka ayaa mamnuucay isticmaalka fargeetooyinka iyo mindiyada kadib markii booliska loogu yeeray dhacdooyin dhowr ah oo ku saabsan arday is-mindiyaysay. Maamulaha dugsiga Sto-Rox High School ayaa sheegay in mindiyada iyo fargeetada laga mamnuucayo ...
Read More »Maalinta Raadiyada Dunida ee 13 Febraayo oo la xusay
Muqdisho – Kulan lagu maamuusayay laba sannad-guuradood oo ku asteysan 13-ka Febraayo oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee warbaahinta, midowyada saxaafadda ee heer gobol iyo qaran, qorayaal iyo ururrada bulshada rayidka sida daladda aan dowliga ahayn ee ...
Read More »Yusuf Islam oo Erdogan kaga mahad-naqay dhismaha Masjidka Cambridge
Muqdisho – Muusigistaha Britain, Yusuf Islam oo markiisii hore loo yiqiin Cat Stevens ayaa la kulmay madaxweyne Erdogan isaga oo kaga mahad-naqay taageerada dalkiisu ka geystay dhismaha masjidka laga dhisayo magaalada jaamacadeed ee Britain oo lagu magacaabo Cambridge. Islam, oo 68-jir ...
Read More »Marka uu seygu afadiisa ka hinaaso!
Muqdisho – Haweeney ayaa muujisay xanuunka dhaawac ee ay la silicday kadib markii seygeeda uu ka maseyray. Haweeneydan waxaa labadeeda dhegood ka jaray seygeeda kagadaal markii uu ku eedeeyey inay la haasaawdo nimanka kale. Zarina oo u dhalatay dalka Afghanistan ...
Read More »Nin dhegtiisa ku buufiyay sun cayayaanka suu u dilo Baranbaro ku dhex jirtay
Muqdisho – Kadib isku-day badan uu ku rabay inuu iskaga soo bixiyo Baranbaro ku jirtay gudaha dhegtiisa, ninka reer Shinees ayaa go’aansaday inuu tallaabta ugu danbeysa ka dhigo inuu sun ku buufiyo si uu ugu dhex dilo cayayaanka ku jira. ...
Read More »Haweeney 106-jir ah oo guursatay nin 66-jir ah
Muqdisho – Haweeney duq ah oo ku nool Brazil, taas oo aan waligeed guur galin ayaa farxad la dheelaastay kadib markii ay heshay lamaanihii ugu horreeyey nolosheeda. Haweeneydan jirta 106 sano oo ku nool Pirassununga ayaa la rumeysan yahay inay tahay ...
Read More »Dibjir lala daabulay qashinka kadib markuu ku dhex hurday gudaafad
Muqdisho – Nin ayaa u qeyla-dhaansaday caawimaad kadib markii gaadiidka daabula qashinka ee ku howlan nadaafadda ay isaga iyo qashinka iskula shubeen gudaha gaariga aroor hore subaxdii, marka loo eego booliska Florida. Waaxda booliska Tampa ayaa sheegay in dab-damisleydu ay ...
Read More »Haweeney la faray inaysan garaacin albaab ama riixin ganbaleelka guryaha
Muqdisho – Haweeney ay ka qabatay inay guryaha albaabadooda garaacdo ama ay riixdo ganbaleelladooda ayaa la faray inaysan mar kale garaacin ama riixin ganbaleel, marka loo eego booliska UK. Claire Bowden oo ku nool Shifnal waxaa dhowr jeer looga digay ...
Read More »