Muqdisho – Haweeney ayaa loola kacay dhinaca isbitaalka kadib markii mashiinka baaritaanka ee gegida diyaaradda uu shaki ka muujiyay walxo ku jiray caloosheeda. 32-jirta lagu magacaabo Luliia Makushova ayaa la xiray kadib markii tuhun ay ka muujiyeen saraakiil ku sugan garoonka Suvarnabhumi ...
Read More »Wararka
Cunug afar lugood iy o laba xubno taran leh oo ku dhashay Hindiya
Delhi – Haweeney ku nool dalka Hindiya ayaa dhashay wiil leh afar lugood iyo laba xubno taran ah, marka loo eego dhaqaatiirta isbitaalka. Dr. Virupaksha T oo kamid ah dhaqaatiirta Dhadeasugure Primary Health Centre (PHC), ayaa sheegay inuu joogay markii haweeneyda ...
Read More »Kaalinta adeegsiga Bajaajta iyo aragtida bulshada
Muqdisho – Subax kasta markuu waagu dillaaco, jidadka degmooyinka iyo laaamiyada waaweyn ee caasimadda Muqdiso waxaad ku aragtaa tiro gaadiid yaryar oo saddax lugaley ah taas oo qaadi karta ugu yaraan saddax qofood iyo darawalka laguna magacaabo Bajaaj. Waxaana awooday ...
Read More »Maxay u doorbidaan haweenka shaqooyinka u gaarka ah?
Muqdisho – Qof walba waa uu jecelyahay in uu sameysto shaqo u gaar ah oo uu u madax banaan yahay, rag iyo dumarba, laakiin waa lagu kala badan yahay sida qubaro ay tilmaameen. Haweenka ayay qubaradu sheegeen in ay aad ...
Read More »Sahan muujiyay dhibaatooyin dahsoon oo ka jira ku shaqeynta xafiisyada isku furan
Muqdisho – Ku shaqaynta xafiisyo isku furan – oo afka qalaad lagu dhaho landscape office, inteenna badan malahan doorasho hayeeshe inay ku maaroobaan buuqa iyo doodaha ay wadaagayaan dadka la shaqeeya . Dadka qaar, tani waxay ku tahay xog aan ...
Read More »Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed oo la xusay
Muqdisho – Xaflad lagu weyneynayay maalinta warbaahinta Soomaaliyeed oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka suxufiyiinta qaranka iyo daladda SOMA ayaa lagu qabtay Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho. Qeybaha kala duwan ee saxaafadda oo iskugu jira rag iyo dumar; qorayaal Soomaaliyeed iyo ...
Read More »Wali ma maqashay suuqa dadka meydadka ‘Souq of the dead’?!
Jeddah – Waxaa jira suuq caan ah oo dhaca magaalo xeebeedka Jiddah ee dalka Sucuudiga oo lagu magacaabo Suuqa Meydadka kaas oo lagu iibiyo dharka ay sidan jireen dadka dhintay. Suuqa ayaa dacalka ku haya suuq-weynaha al-Sawaariikh ee galbeedka Jiddah. ...
Read More »Lakulan ganacsadaha lacagtiisa ku bixiya guurinta gabdhaha agoomada ah ee Hindiya
Muqdisho – Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta iyo guurinta inantooda. Hayeeshe marka gabadha oo yar uu aabaheed dhinto, iyadana waxaa ka dhinta rajada ah inay noqoto marwo lamaane nololeed hesha. Inta ...
Read More »Muslimiinta Malawi oo helay turjumada Qur’anka oo ku dhigan afkooda
Lilongwe – Muslimiinta ku nool dalka Malawi ayaa u dabaal-degay tarjumadii ugu horreysay ee Qur’anka oo ku qoran afkooda Yao – af badi looga hadlo dalkaas iyo dalalka ku hareersan. “Waan ognahay in Qur’anku ku yimid af Carbeed, qof kastana mawada ...
Read More »Haweeney 8 sano ku dhex nool gegi dayuuradeed
Muqdisho – Haweeney 50-jir ah ayaa ku dhex nooleyd gegida caalamiga ah ee Changi Airport ee dalka Singapore muddo 8 sanadood ah tiiyoo ay lahayd guri kiro ahaan bishiiba looga qaado 1,000$. Haweeneyda oo codsatay inaan la heyb-sheegin ayaa u sheegtay ...
Read More »