Zurich – Ronaldo ayaa loo boqray ciyaaryahanka ugu fiican sanadka – isaga oo loolanka kaga soo adkaday laacibiinta Antonio Griezman iyo Lionel Messi. Guusha Ronaldo ee FIFA ugu magacawday laacibka sanadka ayaa daba socta laba guulo oo midi taariikhi tahay ...
Read More »Wararka
Juventus oo sameysay rikoor cusub
Muqdisho – Kooxda lagu naaneyso Marwada Duqda ee Juventus ayaa sameysay rikoor cusub kaddib markii ay noqotay kooxdii ugu horreysay ee Italian ah ee 26 kulan oo xiriir ah ku guuleysata gurigeeda. Wiilasha macalin Massimiliano Allegri ayaa guusha ku hor luxa ...
Read More »Pogba, Neymar iyo Buffon kuma jiraan liiska 11 laacibka ee sanadka
Muqdisho – Paul Pogba, Neymar iyo Gianluigi Buffon ayaan kamid aheyn 11 laacib ee ugu wanaagsan sanadka ee u sharaxan abaalgudka 2016 FIFA FIFPro World 11, sidaas waxaa xaqiijisay Goal. Xidigga Manchester United Paul Pogba oo xagaagii hore noqday laacibkii ugu qaalisanaa dunida ...
Read More »Ozil oo sheegay inuu kordhinayo heshiiska kooxdiisa Arsenal
Muqdisho – Mezut Ozil ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay saxiixa heshiis hor leh inuu la galo kooxdiisa Arsenal haddii macalin Wenger ay dhaceyso inuu kula nagaado gegida Emirates ee magaalada London. Sida horayba loo soo xigtay, Ozil ayaa ku ...
Read More »Conte: “Ma ila ahan inaan sida Wenger iyo Sir Alex ciyaaraha ku jiri karo waqti badan.”
Muqdisho – Antonio Conte ayaa maleynaya inuu Sir Alex Ferguson u yahay tusaale, hayeeshe ma oga haddii uu sida isaga oo kale shaqadiisa ku dhameysan karo da’dii uu ruug-cadaagu kaga fariistay ciyaaraha. Agaasimaha kooxda Chelsea, Michael Emenalo, ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa ...
Read More »Wenger oo Giroud ku sheegay laacib u qalma kabtannimada kooxda
Muqdisho – Macalin Arsen Wenger ayaa sheegay in go’aankiisa toddobaadkan uu Giroud kaga dhigay kabtanka kooxda ciyaartii ay la yeesheen Preston North End inay ahayd abaal-gud laacibkan loogu abaalgudayo bandhiggiisa fiican iyo dadaalkiisa. Giroud oo saddaxdii kulan ee ugu danbeysay kusoo ...
Read More »XAN: Barca oo daneyneysa helidda laacibka Delle Ali
Muqdisho – Barcelona ayaa kamid noqotay loolanka loogu jiro hanashada saxiixa xidigga da’da yar ee Spurs-ka, Delle Alii, marka loo eego Daily Mirror. Laacibka heerka caalami ah ee England ayaa si joogto ah loola xiriirinayay kooxda ku ciyaarta gegida Santiago ...
Read More »Juventus oo 40M Gini ku bixinaysa hanashada goolhayaha AC Milan ee Donnarumma
Muqdisho – Juventus ayaa isku dayaysa inay adduun lacageed gaaraya 80 malyuun oo Gini kusoo jiidato goolhayaha kooxda AC Milan ee Gianluigi Donnarumma, sida ay warinayso Calciomercato. 17-jirkan ayaan la gali karin heshiis dheeri ah naadiga AC Milan kahor bisha February ...
Read More »Ibrahimovic: “Waxaan isku arkaa sida xayawaanka oo kale.”
Muqdisho – Gool-dhaliyaha hore ee naadiga Shayaadiinta Cascas lagu naaneyso ee Manchester United, Zlatan Ibrahimovic ayaa sheeganaya inuu isku arko sida xayawaan oo kale kaas oo aan u baahneyn nasasho iyo bojiino dheeraad ah sida laacibiinta kale. 35-jirka reer Sweden oo hoggaanka ...
Read More »Wenger: Santi Cazorla iyo Per Mertesacker waxay galayaan heshiis cusub
Muqdisho – Macalinka kooxda Arsenal, Arsen Wenger ayaa sheegay in naadigiisa uu heshiiska u cusbooneysiinayo laacibiinta kala ah Santi Cazorla iyo Per Mertesacker. Cazorla, oo 32-jir ah, waxaa lala xiriirinayay inuu dib ugu laabanayo horyaalka La Liga Spain oo Atletico Madrid ...
Read More »