Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa Faa’idada ku jirta joogteynta acmaasha wanaagsan. Waxaa marti noogu ah Sheikh Axmed ...
Read More »Wararka
Macallin Saalax Faarax oo isaga tegay kooxda Heegan
Hogaamiyihii kooxda ciidanka booliska Saalax Faarax Muxudiin ayaa isaga tegay shaqadii leylineed ee kooxdan. Macallin Saalax ayaana kooxda kubadda cagta Heegan u suurto geliyay in xagaagii tegay ay ku dhameystaan booska afaraad ee kala sareynta horyaalka Soomaaliya, iyagoo urursaday 30 ...
Read More »Pepe oo tababarka buuxa kusoo laabtay kahor Finalka Euro 2016
War farxadeed ayaa u soo yeeray dhammaan taageerayaasha xulka Portugal, iyadoo si rasmi ah uu tababarka buuxa ugu soo laabtay daafacooda dhexe Pepe. Portugal ayaa habeen danbe kama danbeysta tartanka qaramada qaaradda Yurub ku dhici doonta xulka marti gelinaya tartanka, ...
Read More »Clattenburg oo dhexdhexaadin doona Finalka Euro 2016
Xiriirka kubadda cagta Yurub ayaa go’aamiyay in garsooraha Premier League Mark Clattenburg uu dhexdhexaadin doono cayaarta kama danbeysta u ah tartanka qaramada qaaradda Yurub oo dhexmari doonta xulalka Faransiiska iyo Portugal. Clattenburg ayaa isu diyaarinaya Axadda inuu qabto cayaarta ka ...
Read More »Daawo: Orgi saaxiib ka dhigtay shabeel ugaarsan lahaa
Waa sheeko la xiriirta saaxiibtinimada xayawaanaadka oo aanay jirin cid aamintay horaan inay dhici karto. Beerta Safari ee ku taal bariga Ruushka, Orgi ayaa loogu xareeyay shabeel xeyn daabkiisa si uu ugaar uga dhigto. Arrinta ayaanse u dhicin sidii la ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka
Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowsa Sh. Cabdiraxmaan
Read More »Shaw oo ku soo laabtay tababarka buuxa ee Manchester United
Daafaca danbeedka bidxeed ee Manchester United Luke Shaw ayaa kusoo laabtay tababarka buuxa ee Red Devils isagoo goortii u horeysay ka hoos shaqeeyay Jose Mourinho. Inbadan oo xagaagii tegay kamid ah xiddigan ayaa dhaawac ku seegay kaddib kolkii uu laba goor ...
Read More »Liverpool oo qandaraas cusub ugu yaboohday macallinkeeda Klopp
Milkiilayaasha reer Mareekan ee kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa u bandhigay macallin Jurgen Klopp qandaraas cusub kaddib sagaal bil oo kooxda uu la joogay. 49 jirkaan reer Jarmal ayaa kooxda Reds geeyay xagaagii idlaaday labo Final oo kala ahaa League Cup ...
Read More »Darawal gaarigiisa u isticmaalay naqshadda ambalaas oo lagu riday xukun
Gaari wadahan Ingiriiska u dhashay ayaa gaarigiisa u soo midab egaysiiyay ambalaas si uu marinnada mashquulka badan dhaqsi uga gudbo. Shaun Scandle wuxuu go’aan ku qaatay inuu midabeeyo gaarigiisa raaxada oo uu u qaab egeysiiyo gawaarida gurmadka degdegga isagoo dusha ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka
Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...
Read More »