Home / Wararka (page 59)

Wararka

Mkhitaryan oo ku biiray kooxda Manchester United

Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa baahisay in xiddigii qadka dhexe u maamuli jiray kooxdooda Henrikh Mkhitaryan uu ku biiray kooxda Manchester United. Wiilka reer Armenia ayaana waayihii dhowaa si weyn loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Old Trafford walow ilaa iminka kooxda ...

Read More »

Rasmi: Ben Arfa oo ku biiray PSG

Laacibka kooxo dhowr ah ay indhaha ku hayeen Hatem Ben Arfa ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda kubadda cagta PSG. Xiddigan weerarka ka cayaara ee reer Faransa oo aan xulkiisa metelayn kaddib markii laga reebay kooxda ka qeyb galeysa Euro ...

Read More »

Dalxiise Jarmal ah oo geeriyooday isagoo selfie isaga qaadayay fiinta sare ee buur dheer

Dalxiisahaan reer Jarmal ayaa waqti nasiino ku qaadanayay buuraha Andes ee dhaca toga sare ee dooxada webileyda Urubamba oo ku taal deeganka Machu Pichchu ee dalka Peru. Saraakiisha buuraha ayaa carabaabay in dalxiisahaan uu iska indha tiray amarada iyo sharciyada ay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Ibrahimovic oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United

Zlatan Ibrahimovic ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda kubadda cagta Manchester United kaddib markii uu suuqa xorta ah uga soo dhaqaaqay kooxda PSG. Tiro kooxo ah oo u badan kuwa ka cayaara Yurub ayaa si weyn ...

Read More »

Jeenyo oo daafac cusub lasoo wareegtay

Kooxda kubadda cagta Jeenyo oo kamid ah kooxaha ugu itaalka roon kuwa ku hardama horyaalka dalkeena hooyo ee Soomaliya ayaa sameysay saxiixeedii u horeeyay ee xagaaga. Daafacii hore ee kooxda Saxafi Daadir Salaad Cawaale ayaana si rasmi ah ugu biiray ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Giggs oo iska diiday heshiis ay u soo bandhigtay Manchester United

Ryan Giggs ayaa u muuqda mid soo gebagabeynaya 29 sanadood oo uu la qaatay kooxda kubadda cagta Manchester United kaddib markii uu gaashaanka u daruuray qorshihii ay kooxda United u soo bandhigtay. Giggs ayaa saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

Read More »

Hamsik oo gaashaanka u daruuray wararka la xiriirinaya kooxda Bayern Munich

Wiilka qadka dhexe uga cayaara kooxda kubadda cagta Napoli iyo xulka qaranka Slovakia Marek Hamsik ayaa beeniyay wararka tibaaxayay in kooxda kubadda cagta Bayern Munich ay dalab usoo bandhigtay oo heshiis qaali ah ugu yaboohday. Hogaamiyahan ayaa dhowrkii xagaa ee soo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan